10/13/2026
Ku: Shacabka Somaliland iyo Madaxda Somaliland
Ujeeddo: Codsi ku saabsan magaca Somaliland
Anigoo ah Najiib Ahmed Omar,
waxaan si xushmad leh uga codsanayaa
shacabka iyo madaxda Jamhuuriyadda Somaliland
tixgeliyaan codsigayga ku saabsan
in magaca dalka loo beddelo Republic of Najiib.
Muddo dheer ayaan taageero u hayay Somaliland, halgankeedii h**e iyo dadaalladii loo soo maray. Waxaan codsigaygan u soo gudbinayaa si xushmad leh, anigoo rajaynaya in la dhageysto aragtidayda.