08/07/2026
Waxaa uuw kala saari la.yahay meeshii u fiican
1 huseen ali haaji
2 cumareey cali
3 shiiq aadan madoowe
Caawa waxaa u daaran
Heestii aheed. Kan kan kaas aabe kee raaca
Go.aan uuw meelku raaco malaha
Wuxuuw ka baqaa in xilka uuw waayo
Dadka degaanka ma jecla oo waa caburiyay
Meeshii u fiican uuw la yahay jeeriyoow see kuu danbeyn doonto