Beertii Cagarayd

Website

Beertii Cagarayd health education

31/05/2026
30/05/2026

Pre-lacteal feeding, the provision of foods or liquids other than breast milk before breastfeeding, undermines optimal infant feeding and increases neonatal morbidity. Evidence from pastoralist set...

17/05/2026

Majiraa waxyaabo aad ogtahay in aad kufiicabtahay oodan biirinin si aad ugusiifiicnaato

Akhris joogta ahi haba yaradee waxa uu noqdaa buuro faa iido ah
13/05/2026

Akhris joogta ahi haba yaradee waxa uu noqdaa buuro faa iido ah

03/05/2026

qofkasta oo cafimaadqaba waxa uu awoodaa inuu maalinkiisa wax faa iidaysto umaaana ufaa iideeyo

Mahadsanid muscabWaxaad sooceshatay farxadaadiiWaxaad udamqatay shacabkii Waxaad horseeday wadoo fiicanOo kuwa sidaadook...
26/01/2026

Mahadsanid muscab
Waxaad sooceshatay farxadaadii

Waxaad udamqatay shacabkii
Waxaad horseeday wadoo fiican
Oo kuwa sidaadookale ahi kugu dayan karaan
Waxaad muujisay dhiiranaan

Mahadsanid muscat

Intaas muscabaan lehay

Takale waxaan lehay saxiibada kutagan wadadan muscab katawbadkeenay amaba kudadaalaya inay dhacaaan xoolo umadeed

Waxaan idinlehay naftiin murugo ugatura
Waxaad ogataan in aynaan ogayn waqti lagatagi aduunkan
Waxaad ogataan in aad kaydsateen murugo holac iyo dhuxulo naareed
Waxaad ogtahiin jagaduu doonaba hahayee inaan shaqooyinka dawlada lagadhisankarin
daaaro qurquruxbadan
Sidaa awgeed kadigtoonaada kudhicida arinkan
Aduunkan waxaalajoogaa inyar waxaa xilkasaranyahay qabashada wixii aad awoodo
Totali waxkale ha iskumashquulin
Caruurtadu waxaadan awoodin ayagaa qabsan doona ha udhicin umadan jilicdasan

Haday dhacdo waxaa lagugu ciqaabi kafaa iidaysiga wixii aad udhacday ee ay umadulahayd
Wl hadaad wayday xoolo xalaal ah ood kuraxaysato ha aadin xaraaan 10milion iskuleyahiin

Iskaga nooloow aduunyadan adigoo bilaa murugo ah
Jeebkaguba hamadhnaadee dhib maleh bilaa murugo ayaad dhimane

Hadaadiiday taladaydaa

Dhexdabaalo gurashada xoolo xaraan kugu ah oo10 million kadhacday oomurugo isubadali doonta
Hoogee xaraan quutoow noocaa doontaba ahawe
Suudkaad doontaba xidha ee cafteriyadaa doontaba lahaw ee uurtuba hakudheeraateee
Amaba boglaw ee
Fiiri adigoo gaboobay
Jilcay cunto iyo cabiduba kugu adagtay
Haysta xoolo badan oodkadhacday shacabka

Taasi waa indho mirigmirigWaa nolol foolxun ee kataxadar kudhicida arinkaas

Fikradii :-hassan mohamed budul (hassanweli)

04/01/2026

Cafimaadku waxa uu kamidyahay waxyabaha ugu waaweyn ee alabixiyo
Alxamdulilaah calakulixaal

Address

Etiopia
Jijiga
MALINLE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beertii Cagarayd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share