Maxamed Mursal

Maxamed Mursal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxamed Mursal, Jijiga.

15/10/2025

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Xisbiga Somali Weyn, Ahmed M Xoosh, Tamaan Ali Ciise, Mohammed Abdi, Axmed Xaaji Dhagax Ali, Nuur Ibrahin Suubow, Xamza Binu Haashim, Cabdi Maxamuud, Ibnu Maxamuud Alxasani, Xasan Yare, Maxamad Ciise Nuure, Sayanab Shaafi, Ahmet Faarax, Tuujii Amaayee, Xamdi Cabdikarin, Dayax Somali, Izzaddin Galiin Yunus

WAR DEGDEG AH! Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida ayaa ku dhawaaqay in Deegaanka Soomaalida uu 50% ku leeyahay shidaalka ...
13/10/2025

WAR DEGDEG AH! Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida ayaa ku dhawaaqay in Deegaanka Soomaalida uu 50% ku leeyahay shidaalka laga soo saaray Deegaanka."

"50% ayaan ku laanahay shidaalka deegaankeena, 50% kale ee heer Federal na qayb kale ayaa inaga soo gaadhaysa." ayuu yidhi Madaxweynaha Deegaanka Soomaalidu. Mara uu Shidaalka Kahadlayay

08/10/2025

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Saciid Maxamed Cadceed, Abdirihman Mahamed Hirsi, Maxamad Ibraahim, Cumar Ali Hafoow, Maxamad Cabdi Rashiid Maxamad, Abdirashiid Nathaamiye, Mahamed Hasan, Maxamed Wali Tamaan, Nimco Nuura

Waa Sawir Ku tusinaysa Wajiga Dhabta ah Ee siyaasada
05/10/2025

Waa Sawir Ku tusinaysa Wajiga Dhabta ah Ee siyaasada

madaxweynaha dowlad goboleedka jubbaland axmed maxamed islaam ka (axmed madoobe) waa nin wejiyo badan midabbo badan siya...
04/10/2025

madaxweynaha dowlad goboleedka jubbaland axmed maxamed islaam ka (axmed madoobe) waa nin wejiyo badan midabbo badan siyaasad kastoo cusubna waji hor leh iyo midab hor leh ayuu ku wajahaa Wuuna kaga dhameeyaa

Guulayso sayid axmed

04/10/2025

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Fadumo Mohamud Roble, Masud MAhamd, Zeynu Fadilu Kadir, Amiin Dollo, Nolasha Cusub, Maxamed Baari Cabdi, Abdirisaq Bashiir, Maxamed Cabdilaahi, CĂ bdiwali Axamade, Axmad Hssan, Maaruf Seeyfii, Liibaan Carab

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa mudane Dr. Aadan Cabdillaahi Aw-Xasan, oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka D...
23/08/2025

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa mudane Dr. Aadan Cabdillaahi Aw-Xasan, oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya.

Waxaan Alle u waydiin guddoomiyaha la doortay, inuu ku guuleeyo gudashada waajibaadka dastuuriga ah iyo hogaaminta togan ee golaha baarlamaanka.

TARTANKII QURAANKA OO LAGU BAXAY.Tartankii Quraanka ee AdisAba uga socday dalalka Musmimiinta ayaa laoso afmeeray.Waxaan...
02/02/2025

TARTANKII QURAANKA OO LAGU BAXAY.

Tartankii Quraanka ee AdisAba uga socday dalalka Musmimiinta ayaa laoso afmeeray.Waxaana kaalmaha loo kala galay siddan hoose;

Ragga Xifdiga Quraanka waxay u kala badiyeen:
Kaalinta 1aad: Mohamed Fua'ad ahwaji, oo ka socday dalka Yemen.
Kaalinta 2aad: Yuusuf Ashi, oo ka socday Qatar
Kaalinta 3aad: Mohamed Fo'ad, oo Maraykanka ka socday.

Dumarka xifdiga Quranka waxay u kala galleen siddan hoose:
Kaalinta 1aad: Ruqiya Salahi, oo ka socotay Yemen.
Kaalinta 2aad: Nasiim Janwuji: Oo ka socotay Aljeriya.
Kaalinta 3aad: Qamaea Waliyu Mohamed, oo ka socotay Itoobiya.

Raggii iyo Dumarkiiba dalka Yemen ayaa kaalmaha koobaad galay.Tartankii h**ena siddaaso kalay kaalmaha h**e galleen.

W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
Voss Tv

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA AH IYO AATHAANKA ADDIS ABABA.Waxaa magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya ka socda...
02/02/2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA AH IYO AATHAANKA ADDIS ABABA.

Waxaa magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya ka socda tartanka 2aad ee caalamiga ah ee quraanka kariimka ah iyo Aathaanka salaada.

Kumanaan muslimiin ah ayaa soo buux dhaafiyay barxada wayn ee magaalada Addis Ababa kuwaas oo ka qayb galaya islamarkaana daawanaya tartankan barakaysan.

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Mursal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maxamed Mursal:

Share