08/09/2025
📢 Ogeysiis
Waxaan ku faraxsanahay inaan idinku soo dhawayno Class cusub oo Arts-ka ah in uu bilaabanayo! 🎨
Kani waa fursad gaar ah oo aad ku baran karto fanka farshaxanka
Drawing
Sketching
Painting
🗓 Taariikhda diwaangalintu soconayso: 8/seb-10/seb
📍 Goobta: rabah building,floor4 han creative house
👉 Ku soo biir si aad u kobciso xirfadahaaga farshaxanka, una noqoto hal-abuur xirfad farshaxan leh.
Xubno kooban ayaa la qaadanayaa