Dude Food Product

Dude Food Product Shirkadda Waxsoosaarka Boorashka Ee Dude.

01/03/2025

Ramadaan Mubaarak

16/02/2025

Hampalyo xuska sanad-guurada 32aad ee DDS
22/01/2025

Hampalyo xuska sanad-guurada 32aad ee DDS

Shirkada Waxsoosaarka Boorashka ee Dude_Food_ProductJigjiga, Somali Region. Contact Us +251915722430/ 090 855 5535
26/11/2024

Shirkada Waxsoosaarka Boorashka ee Dude_Food_Product

Jigjiga, Somali Region.
Contact Us +251915722430/ 090 855 5535

04/07/2024
Ciid Mubaarak Dhamaan Muslimiinta Caalamka meel walba oo ay joogaan waxaan  ugu hambalyeynayaa munaasabada ciidul-Adxa (...
15/06/2024

Ciid Mubaarak

Dhamaan Muslimiinta Caalamka meel walba oo ay joogaan waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabada ciidul-Adxa (Carafa) gaar ahaan Muslimiinta gobolka iyo kuwa deegaankaba.

Waxaan ilaahay karajaynayaa inuu ciidan ciideeda inagu gaadhsiiyo caafimaad qab, nabadgalyo iyo badhaadhe.

Ciid Mubaarak!

Goormaa Kuugu Dambaysay Isticmaalka Nafaqooyinka Boorashka Mase tahay Qofjecel Naftiisa oo raba inuu Nafaqeeyo  Hadaba S...
23/04/2024

Goormaa Kuugu Dambaysay Isticmaalka Nafaqooyinka Boorashka Mase tahay Qofjecel Naftiisa oo raba inuu Nafaqeeyo

Hadaba Shirkada waxsoosaarka Boorashka Ee waxay kuu diyaarisay Boorash Nafaqaysan oo leh dhadhan wanaagsan iyo Tayo sale

Soodalbo ama Noogu kaalay Goobtayada

Jigjiga Somali region
Contact Us +251915722430/ 090 855 5535

Shirkada waxsoosaarka Boorashka Ee Dude_Food_ProductJigjiga Ethiopia Somali region Contact Us +251915722430/ 090 855 553...
18/04/2024

Shirkada waxsoosaarka Boorashka Ee Dude_Food_Product

Jigjiga Ethiopia Somali region
Contact Us +251915722430/ 090 855 5535

10/04/2024

عيد مبارك ، تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال!

Ciid Mubarak walalaha Soomaaliyeed iyo muslimiintaba si guud, si gaar ahaaneed shacabka sharafta leh ee Deegaanka Soomaa...
09/04/2024

Ciid Mubarak walalaha Soomaaliyeed iyo muslimiintaba si guud, si gaar ahaaneed shacabka sharafta leh ee Deegaanka Soomaalida. Allah acmaashii suubanayd ee bishan barakaysan aynu falnay ha inoo aqbalo, bisha bisheedana barwaaqo iyo nabad Allah ha inagu gaadhsiisto. Aamiin.

Shirkada waxsoosaarka Boorashka  kala xiriir talefoonada kala ah 0908555535 ama 0915722430Ku soo dhawow Gacmo Furan Macm...
05/03/2024

Shirkada waxsoosaarka Boorashka

kala xiriir talefoonada kala ah 0908555535 ama 0915722430
Ku soo dhawow Gacmo Furan Macmiil

Address

Jigjiga, Somali Region
Jijiga

Telephone

+251908555535

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dude Food Product posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dude Food Product:

Share