09/09/2026
09/09/2026GC
04/13/2018EC
Maalinta _____ (Arbaco)
Khibrad wadaagi labadii cisho ee udanbaysay waxaan booqanay goobokaladuwan :
1. Adama HSC
2 Adama Hospital
3 .Bishufti HSC
4 .Bishufti Hospital
5. Midwifery association
Iyo goobakale oo badan :
Khibrad wagani waxay kuwii h**e kagaduwan tahay wa mid sifiican loosoo organise gareeyay waan mid micno iyo miisaanba uleh dhamaanba bahda cafimaadka DDS waxaan sigaar aha khibrad wadaagani in Hirgalo la kobciyo garaadka khibradeed ee Hogaaminta kuliyadaha caafimaadka DDs Ahmiyad waynsiiyey xafisska xirfadaha iyo shaqo abuurka DDS oo uu ugu Horeeyo Wasiir Husein Guid Ahned .
Waxaa muuqata ififaalo iyo rajo wanaagsan oo looqaaday dhanka tayeynta xirfadlayaasha caafimaadka DDS waxayna tani ifafur utahay jihada cusub ee larabo in ay noqodaan kuliyadaheenu kuwo tayo iyo tusaalaba u aha kuliyafaha kale .
TAYEYNTA XIRFADLAYAASHA CAAFIMAADKU WAA abuurida Busho caafimaad qabta Bushada oo caafimaadka dhamaystiran heshana waa Kor uqaadida dhaqaalaha deegaankeena iyo dalkeenaba.