Dugsiga sare Ee magalada Gobyarey

Dugsiga sare Ee magalada Gobyarey Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga sare Ee magalada Gobyarey, Grocers, Gobyarey secondary and preparatory school, Jijiga.

16/10/2025
mnsha allah Dugsiga sare Ee magalada Gobyarey shalay wuxuu soo saaray bayloot Qaran mantana.marka haldoorka magaludu ha ...
16/10/2025

mnsha allah Dugsiga sare Ee magalada Gobyarey shalay wuxuu soo saaray bayloot Qaran mantana.
marka haldoorka magaludu ha ka qayb qaato guubinta ardayda

Dugsiga sare Ee magalada Gobyarey Manta oo salasa ah waxa socota waxbrashada
14/10/2025

Dugsiga sare Ee magalada Gobyarey
Manta oo salasa ah waxa socota waxbrashada

manta oo ay tarikhda itoobiya tahay 4/2/2018 etc.waxa si habsami leh usocota waxbarshada Dugsiga sare Ee magalada Gobyar...
14/10/2025

manta oo ay tarikhda itoobiya tahay
4/2/2018 etc.
waxa si habsami leh usocota
waxbarshada Dugsiga sare Ee magalada Gobyarey Ee degmada Awbarre

Dugsiga sare Ee magalada Gobyarey Ee degmada Awbarre. sanadkii h**e waxa dhirigaliyay macalinki sharafta lahaa ee cali A...
10/10/2025

Dugsiga sare Ee magalada Gobyarey Ee degmada Awbarre.
sanadkii h**e waxa dhirigaliyay macalinki
sharafta lahaa ee
cali Awbarre
masuul sayid ahmed Yasin
manta hadaba cidkasta oo aqoon leh ama karti leh hanagala qayb qatan
inay ardayda wax ku soo kordhiyaan
wada jir ayaa macaash leh.
ardaydu waa horumarka bari

Dugsiga sare Ee magalada Gobyarey Ee Degmada Awbarre waxa socota waxbarashada sanad dugsiyeedka . 2018 etcwaxan ugu baaq...
10/10/2025

Dugsiga sare Ee magalada Gobyarey
Ee Degmada Awbarre
waxa socota waxbarashada sanad dugsiyeedka . 2018 etc
waxan ugu baaqaynaa ardayda
aan waxbarashada iman inay
yimadan

Address

Gobyarey Secondary And Preparatory School
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga sare Ee magalada Gobyarey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category