Adna Kur-Dahap

Contatta l'azienda

Adna Kur-Dahap ๐Ÿ™ ๐™Ž๐™ค๐™™๐™๐™–๐™ฌ๐™ค๐™ค๐™ฌ ๐™ฌ๐™–๐™ก๐™–๐™ก ๐™Ž๐™ค๐™ข๐™–๐™ก๐™ž๐™ฎ๐™š๐™š๐™™ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐™๐™ค๐™ก๐™ก๐™ค๐™ฌ ๐™‹๐™–๐™œ๐™œ๐™š๐Ÿ‘ˆ

29/09/2026

ilaahay noloshaada wax murugo galiya kuma tuso amiin soo qor.

Dowladda Spain ayaa soo dhoweysay 101 qof oo Falastiiniyiin ah oo laga soo daadgureeyay marinka Qaza, kuwaas oo ay ku ji...
29/09/2026

Dowladda Spain ayaa soo dhoweysay 101 qof oo Falastiiniyiin ah oo laga soo daadgureeyay marinka Qaza, kuwaas oo ay ku jiraan 20 carruur ah oo buka ama ku dhaawacmay weerarada Israa'!!!L.

Carruurtan iyo qoysaskooda ayaa loo qaybiyay isbitaallada kala duwan ee dalka Spain si ay u helaan daawayn takhasus leh, taas oo qayb ka ah markii lixaad ee gurmad caafimaad oo bini'aadantinimo ah oo ay dowladdaas fuliso.

Ra'iisul Wasaaraha Isbayn, Pedro Sรกnchez, oo ka hadlayay imaatinkooda, ayaa carrabka ku adkeeyay in qof bini'aadami ah gaar ahaan carruurta uusan mudnayn dhibaatada xanuunka badan ee ka taagan Qaza, isagoo mar kale xaqiijiyay sida dalkiisu uga go'an yahay garab istaagga iyo caawinta dadka dhibaateysan.

safar intaad u baxdo iyo dalxiis ayaad hadhowna odhaneysa dariiqyada iiguso dhaweeeya waxaaad ka hadleyso iyo  waxyaabah...
29/09/2026

safar intaad u baxdo iyo dalxiis ayaad hadhowna odhaneysa dariiqyada iiguso dhaweeeya waxaaad ka hadleyso iyo waxyaabaha aad so kordhisey midna ma jirto .

madaxweyne shacabka sawirka iyo vlogta ka yareeya oo kaalay xogtooda raadi adna u sheeg waxaad u sido shacabka somaliland

sixir barar ayaa hawada goostey qofkii hadlana waad xidheysaa ama wariyihii shacabka dhibaateysan soo gudbiya xogtooda .

Muwaadin Suuriyaan ah ayaa 14 sano ku dhuumanayay gudaha gidaar gurigiisa, isaga oo ka cararaya nidaamkii Bashaar Al-Asa...
29/09/2026

Muwaadin Suuriyaan ah ayaa 14 sano ku dhuumanayay gudaha gidaar gurigiisa, isaga oo ka cararaya nidaamkii Bashaar Al-Asad!

Wuxuu yiri:

โ€œWaxaan gidaarka gurigayga ka sameystay dalool yar oo u eg qabri, waxaana gudaha ku noolaa 14 sano; sababtoo ah sirdoonku magacayga ayuu raadinayay.

Xaaskaygu carruurta waxay u sheegtay inaan dhintay, iyada oo ahayd qofka keliya ee ogaa inaan weli noolahay oo aan ku dhuumanayo gidaarka guriga. Waxay sugi jirtay ilaa carruurtu seexdaan, dabadeed waxay ii soo marin jirtay cuntada iyo cabitaanka daloolka, waxayna ii dhaqi jirtay dharkaโ€ฆ sidaas ayaana ku noolaynay 14 sano oo dhan.

Waxay sidoo kale guriga ka qaban jirtay shaqooyin ay lacag ka hesho, si ay carruurteenna u masruufto oo ay cunto u siiso.โ€

Bal qiyaasa sida ay haweeneydan u ahayd qof cajiib ahโ€ฆ 14 sano ayay kaligeed guriga u maamushay, carruurteedana korisay, isla markaana ninkeeda qarisay oo ka ilaalisay cadaadiskii iyo dulmigii nidaamkii Bashaar Al-Asad!

14 sano oo cabsi, samir iyo naf-hurnimo ahโ€ฆ Waxay garab istaagtay ninkeeda xilligii ugu adkaa ee qof biniโ€™aadam ahi la kulmi karo, waxayna ilaalisay isaga iyo carruurteeda iyadoo ka fogeynaysa nidaam aan naxariis iyo biniโ€™aadannimo lahayn.

Haweeneydani waxay tusaale utahay dhanaan xaasaska dunida.

XIGASHO

Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday dib u furista barnaamijkeeda dib-u-dejinta qaxootiga (UKRS), iyadoo u furaysa jid ammaan ...
29/09/2026

Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday dib u furista barnaamijkeeda dib-u-dejinta qaxootiga (UKRS), iyadoo u furaysa jid ammaan ah oo sharci ah dadka doonaya magangelyo.

Xoghayaha Arrimaha Gudaha Shabana Maxamuud ayaa shirka xisbiga Labour ka sheegtay in si gaar ah mudnaanta loo siin doono haweenka iyo gabdhaha Afgaanistaan iyo qaxootiga Falastiin, kuwaas oo la filayo inay noqdaan rubuc ka mid ah dadka la qaabilayo.

Nidaamku wuxuu si degdeg ah u furmayaa, waxaana marka h**e la qaabilayaa boqollaal qof, kadibna uu gaarayaa kumannaan.

Waxaa sidoo kale la furayaa saddex nidaam oo kala ah: ka-faale qaad bulsho, ka-faale qaad jaamacado iyo shaqaale, iyadoo Qaramada Midoobey (UNHCR) ay soo gudbin doonto qaxootiga.

Boorsooyinka hala xidho

BAAFIN: Gabadhan uu sawirkeedu idiin Muuqdo abbaheed waa Soomaali, hooyadeedna waa Ruush, magaceedu waa Dega Bashir. Fam...
28/09/2026

BAAFIN: Gabadhan uu sawirkeedu idiin Muuqdo abbaheed waa Soomaali, hooyadeedna waa Ruush, magaceedu waa Dega Bashir. Family name-keeda waa Alinur Abdi.

Waxay magaalada Moscow ku dhalatay 26/01/1980. Magaca hooyadeed waa Natasha Volodymyriva.

Magaaladii ay daganaayeen xilligaas waxay ahayd Volokalamsk.

Dega Bashir oo hooyadeed Ruush tahay waa baafinaya Abbeheed Bashir Alinur iyo guud ahaan familkeeda.

Fadlan Soomaalida Ruushka joogta, gaar ahaa hadday jiraan kuwo ku nool magaalada Volokalamsk, waxaan si walaaltimo leh uga codsanaynaa annaagoo ah familka Dega Bashiir, inaad nala soo xiriirtaan si aad qayb uga noqotaan sidii loo heli lahaa Dega Bashir.

Waxaan aad u jeclaan lahayn cid naga caawisa sidii jaraa'idka magaalada Volokalamsk looga baafin lahaa, taasna waxaa fududayn kara dadka Soomaalida ah ee gobta ah ee dalkaas dalka Ruushka ku nool.

Farriintaan waxay si gaar ah ugu socotaa Soomaalida Ruushka ku nool.

Fadlan share garee oo ku mention garee haddaad cid ka garanayso Soomaalida Ruushka.

Waxaad nagala soo xiriiri kartaa +243994574757

Wagaan yaraa waxa kufsi ii geysatay 8nin oo soomali ah, ila iyo hada waxan sas ka qabaa nin soomali ah in aan lamacaamil...
28/09/2026

Wagaan yaraa waxa kufsi ii geysatay 8nin oo soomali ah, ila iyo hada waxan sas ka qabaa nin soomali ah in aan lamacaamilo ama aan amino waa sababta aan raga ajanibta ah u guurasado"

Qisada gabadha iyo 8 nin ee soomaliga kufsatay ayey ka shekeysay waxay tiri sidan

"Wagaan yaraa waxan ahaa qof iska dhib badan dadkanada ayaan kaso carari jiray, heer waxan garay rerkanada oo dhan ay ilaaliyan waxan ahaan jiray qof cabiidsan,

Malin malmaha kamid ah ayaa nin iguursaday hal cunug ayaan u dhalay ugu dambeyna wan kala tagnay ninki, kadib waxan imaaday garoowe maqaaxi ayaan ka shaqeyni jiray, maqaxida nin fican ayaa iska lahaa, anigana waxan kamid ahaa shaqalaha maqaxida ka shaqeeyo.

Waxan ku yeeshay maqaxidi macamiil badan oo aniga wajigayga wax ku ibsato waxan ahaa gabadh qurux badan, oo bashash ah, raga magalada iyo dhalinyarta shaheyga ayey sodonin jireen.

Waxan isbaranay wiil la oran jiray abdiqadir carabey oo shalamada joogi jiray, wilki xariir ayaa na dhaxmaray kadibna hoos ayaa iska mahersanay, waxan is arki jirnay habeenki oo aan tagi jirnay guri gabadh aan walalo nahay laheyd, kadib dadki magalada ayaa maqlay xariirkanada waxayna bilabeen in ay rerkiisi igu cayaan waiilkooda, waxan goaansaday in aan ninki iska furo aan dhaho ninyahow nagu kala wad,

Dhowr bilood kadib ninki wuxu arkay anigo iska shaqeysanayo oo ay rag kala ila kaftamayaan, habeen anigo guri gabadh aan saxibo nahay kaso tagay ayuu jidka ii galay asaga iyo 7 nin oo saxibadiisa ah, madaxa ayey iga dhufteen dhalo ay wateen kadib goob duur ah ayey ila tageen, waxay igu sameyeen kufsi iyo jirdil, ilaa heeer ninki uu xubinta taranka iiga buxiyo bacaad iyo dhagxaan, goobti waxa laiga soqaday anigo miyir daboolan.

Qisada ayaan kala kulmay sidee nin dambe oo soomali ah u aamina waana sababta aan u doorbiday in aan guursado raga ajanibta ah"

Daimond6. #๐Ÿ˜ฎโ€๐Ÿ’จ๐Ÿ˜ฎโ€๐Ÿ’จ๐Ÿ˜ฎโ€๐Ÿ’จ๐Ÿ˜ฎโ€๐Ÿ’จ๐Ÿ˜ฎโ€๐Ÿ’จ

Hodan Abdirahman iyo Mursal Muuse Ayaa U Kala Heeysay Midnimo & In Lakala Tago waana maalmo isku dhow.Lamaanaha Ayaa hoo...
28/09/2026

Hodan Abdirahman iyo Mursal Muuse Ayaa U Kala Heeysay Midnimo & In Lakala Tago waana maalmo isku dhow.

Lamaanaha Ayaa hooshooda ka wata wixi is diidan.

Muqalka habeneydan oo 120 jirsatay ayaa diinta islaamka  qadatay dad badan ayaana ka falceliyay, muuqaal laga duubay xil...
28/09/2026

Muqalka habeneydan oo 120 jirsatay ayaa diinta islaamka qadatay dad badan ayaana ka falceliyay, muuqaal laga duubay xili towxidka loqabanayay.

Nabiga ๏ทบ wuxuu yiri:

ยซุงู„ุฅุณู„ุงู… ูŠู‡ุฏู… ู…ุง ูƒุงู† ู‚ุจู„ู‡ยป
โ€œIslaamku wuxuu tirtiraa wixii ka horreeyay.โ€

Waxaa kale oo Qurโ€™aanku sheegay:

โ€œU sheeg kuwa gaaloobay, haddii ay ka haraan wixii h**e, waa loo dhaafi doonaa wixii horay u dhacay.โ€
(Suuradda Al-Anfaal 8:38)

28/09/2026

Gulled Simba oo ka hadlaya Dhibatada u ku galay suurya ilaa Yurub adag

Indirizzo

Osllo
Sassano

Sito Web

Notifiche

Lascia la tua email e sarai tra i primi a sapere quando Adna Kur-Dahap pubblica novitร  e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrร  utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Contatta L'azienda

Invia un messaggio a Adna Kur-Dahap:

Scelte rapide

Condividi