Daacad media

Daacad media 100th Good and give u hope

Ayaan aya sheegtay inuu geeriyooday Allah ha u naxariistee walalked oo ah da'ada kaweyn, wiilka wuxu jiiftay asago soonk...
19/03/2026

Ayaan aya sheegtay inuu geeriyooday Allah ha u naxariistee walalked oo ah da'ada kaweyn, wiilka wuxu jiiftay asago soonka isku diyaariyay subixina waxa la arkay asago meyd ah,
Qabriga allah u waasiciyo, kitaabkisana midigta Allah kasiiyo uso duceeya soomaliyeey.

MADAXWEYNAHA Koonfur Galbeed ayaa ku gacansayray dastuurkii dhowaanta labadalay. Laftagareen Waxuu hadda cadeeyey dastuu...
19/03/2026

MADAXWEYNAHA Koonfur Galbeed ayaa ku gacansayray dastuurkii dhowaanta labadalay. Laftagareen Waxuu hadda cadeeyey dastuurka dalka inuu yahay midkii 2012-kii ee heshiiska lagu ahaa.

Hadal dheer oo cambaarayn iyo eedo culus u badnaa ayaa dhowaan la baahin doonaa.

Warkan oo hadda baydhabo kasoo yeeray ayaa muujinaya in Koonfur Galbeed ay gabi ahaanba kalafurteen Madaxweyne Xasan Sheekh.

    Koonfur Galbeed ayaa ku gacansayray dastuurkii dhowaanta labadalay. Laftagareen Waxuu hadda cadeeyey dastuurka dalka...
18/03/2026

Koonfur Galbeed ayaa ku gacansayray dastuurkii dhowaanta labadalay. Laftagareen Waxuu hadda cadeeyey dastuurka dalka inuu yahay midkii 2012-kii ee heshiiska lagu ahaa.

Hadal dheer oo cambaarayn iyo eedo culus u badnaa ayaa dhowaan la baahin doonaa.

Warkan oo hadda baydhabo kasoo yeeray ayaa muujinaya in Koonfur Galbeed ay gabi ahaanba kalafurteen Madaxweyne Xasan Sheekh.

Laabadan yaa qaldan horta
17/03/2026

Laabadan yaa qaldan horta

Shalay markuu tabar hayay talo ma heyn, maanta, talana ma hayo, tabarna ma hayo. sawir cajiib ah.
17/03/2026

Shalay markuu tabar hayay talo ma heyn, maanta, talana ma hayo, tabarna ma hayo. sawir cajiib ah.

Farmaajo oo madaxweyne Xasan ku eedeeyay xarig loo gaystay dhalinyaro - Faahfaahinta ka eeg Link-ga qaybta comment-ga
17/03/2026

Farmaajo oo madaxweyne Xasan ku eedeeyay xarig loo gaystay dhalinyaro - Faahfaahinta ka eeg Link-ga qaybta comment-ga

Madaxweyne Shariif wuxuu noqday musharaxa kaliya ee marwalbo garab istaagsan dadka la dulmiyay. Wuxuu garab u noqday dha...
16/03/2026

Madaxweyne Shariif wuxuu noqday musharaxa kaliya ee marwalbo garab istaagsan dadka la dulmiyay. Wuxuu garab u noqday dhalinyarada Soomaliyeed oo awooda dowladda loogu awood sheegtay wuxuu kale oo garab u noqday dhalinta muruq maalka ee bajajleyda iyo dadka dhulka laga barakiciyay.

Soomaliyeey aan doorano markale hogaamiye lasoo tijaabiyay damiir iyo damqasho leh.

  Update :- Xograsmi ah oo aan ka helney Xafiska Taliyaha Ciidanka Booliska Somaaliyeed Janaral Asad Cusmaan Diyaano Aya...
16/03/2026

Update :- Xograsmi ah oo aan ka helney Xafiska Taliyaha Ciidanka Booliska Somaaliyeed Janaral Asad Cusmaan Diyaano Ayaa lagu Qorsheyey in Xilka Qaadis Deg Deg ah lagu Sameeyo Taliyaha Qeybta Boliska Gobalka Bay Loona Magacaabo Taiyaha Cusub Qeybta Boliska Gobalka Bay G/Le sadiiq Aadan duudishe,
Cabdiraxiin isack buule

Senator Maryan Farah Kahiye waa xubin ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya kana matasha Jubbaland, waaa xaas...
16/03/2026

Senator Maryan Farah Kahiye waa xubin ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya kana matasha Jubbaland, waaa xaaska youtuberka weyn ee abdi jaliil show, waxay na isku dhaleen caruur, senetar maryan Waxay ka mid tahay haweenka firfircoon ee siyaasadda dalka, iyadoo ka shaqeysa sharci dejinta, arrimaha dibadda iyo difaaca danaha shacabka Soomaaliyeed. Doorka ay ku leedahay siyaasadda wuxuu muujinayaa awoodda iyo kaalinta muhiimka ah ee haweenku ku leeyihiin horumarka Soomaaliya. 🇸🇴

DEG DEG” Laftagareen oo saacadihii la soo dhaafay raadinaayay jid uu u maro magaalada Baydhabo.Kadib markii uu helay Laf...
16/03/2026

DEG DEG” Laftagareen oo saacadihii la soo dhaafay raadinaayay jid uu u maro magaalada Baydhabo.

Kadib markii uu helay Laftagareen xog sheegaysa in hay'adda duulista rayidka soomaaliyeed lagu wargeliyay in diyaaradaha ka imaanaya Nairobi iyo Addis Ababa aysan toos u tagi karin magaalada Baydhabo ayaa waxaa la soo warinayaa in Laftagareen raadinayo wado kale ee uu ku gaari karo Magaalada Baydhabo waxayna u muuqataa in wadada keliya ee u furan ay noqon doonto in safarkiisa uu ku qasbanaado imaanshaha magaalada Muqdisho.

Wararka kale ee aan helayno ayaa sheegaya in Laftagareen xiriiro uu la sameeyay qaar kamid ah siyaasiyiintii taabacsanaa isaga ee dowladda Kenya ka tirsanaa ay ka jawaabi waayeen telfoonada, Laftagareen ayaa xaalkiisu isu badalayaa xiligaan la joogo agoon siyaasadeed markii loo eego in uusan gacan ku hayn dhinacyada miisaanka leh ee siyaasiyiinta koonfur-galbeed, shacabkii oo aan ku qanacsanayn mudada iska dheeraatay ee lagu naas nuujinayo qoyska Laftagareen iyo culeyska ugu weyn ee ka haysta ciidamada maalin kasta ka gadoodaya magaalada ee ku biiriya ciidan la baxay badbaadada Koonfur-galbeed ee jooga banaanka magaalada Baydhabo.

•Laftagareen maalmo adag buu wajihi doona,Itobiya O isaga garabkisa aheyd ayey kala xarig furteen,Villa somalia O fursad...
15/03/2026

•Laftagareen maalmo adag buu wajihi doona,Itobiya O isaga garabkisa aheyd ayey kala xarig furteen,Villa somalia O fursadaas ka faaideysanayso Aya iyaduna Weerar ku qaadayso waliba afgoye o ah kastamka kobad ee lagaso weerari doono

-Laftagareen waxu aha nin marwalba xasan sh neceb lakin aan bareeri karin sideedaba fuleyga si xunbuu udhinta

Address

Westlands

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daacad media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daacad media:

Share