iskaashato xoolo dhaqato beeraleyda Asal

iskaashato xoolo dhaqato beeraleyda Asal iskaashato ay ku mideysan yihiin beeraley xoolo dhaqato ah fadhigeeduna yahay Cadaado, Galmudug

04/01/2025

Wax soo saarkeena qaar ka mid ah

Bal arag barakada idaha. 11-bilood iyadoo jirta ay dhashay.Dadkeenu haddii ay ahaan lahaaheen xoolo dhaqato koobka faqri...
28/11/2024

Bal arag barakada idaha. 11-bilood iyadoo jirta ay dhashay.
Dadkeenu haddii ay ahaan lahaaheen xoolo dhaqato koobka faqriga ay tuuri lahaayeen, laakin waa xoolo raacato, u nugul abaaraha iyo aafooyinka kale.

Waxaan u jeesanay tacabka beeraha iyo wax-soo saar muuqda.Sawirada waxaan ugu soo darnay GPS-ka itus oo I taabsii inaan ...
27/11/2024

Waxaan u jeesanay tacabka beeraha iyo wax-soo saar muuqda.

Sawirada waxaan ugu soo darnay GPS-ka itus oo I taabsii inaan waxqabadkeena ka dhigno.

Address

Buundada Woqooyi Ee Cadaado
Adado

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when iskaashato xoolo dhaqato beeraleyda Asal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category