Baxdo media

Baxdo media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baxdo media, Grocers, jidka dakada, Banaadir.

02/03/2026

Waxaa maanta magaalada muqdisho laga daah furay tarjumida kitaab sifatu salaatu nabiye oo lagu tarjumay af keena hooyo

WAR DEGDEGπŸ‡ΈπŸ‡΄ WAR CUSUB – Baxdo MediaShirkii Labaad ee Maanta ka Qabsoomay Villa SoomaaliyaWaxaa maanta Villa Soomaaliya ...
22/02/2026

WAR DEGDEG
πŸ‡ΈπŸ‡΄ WAR CUSUB – Baxdo Media
Shirkii Labaad ee Maanta ka Qabsoomay Villa Soomaaliya
Waxaa maanta Villa Soomaaliya ka qabsoomay shirkii labaad ee u dhexeeya Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray:
πŸ› Arrimaha siyaasadda iyo xasilinta dalka
πŸ—³ Hannaanka doorashooyinka iyo dimuqraadiyeynta
🀝 Xoojinta wada shaqeynta dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada
πŸ” Amniga iyo la dagaallanka argagixisada
Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in labada dhinac ay isla garteen sii wadista wada-hadallada si loo gaaro is-afgarad qaran.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa la filayaa saacadaha soo socda.

22/02/2026
22/02/2026

Address

Jidka Dakada
Banaadir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baxdo media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category