Danbar Cafe

Danbar Cafe Danbar Suites and Catering Service

11/06/2026

๐ƒ๐š๐ง๐›๐š๐ซ ๐‚๐š๐Ÿ๐ž โ˜•๏ธโœจ- Nagu dooro Jawi Degan, Fadhi Qurxoon iyo Adeeg heer sare ah โ˜•โค๏ธ.

๐Ÿ“ข๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›๐Ÿ™ŒMacaamiisheena sharafta leh,Si aan u ilaalino deganaanshaha, raaxada iyo jawiga gaarka ah ee Danbar ...
09/06/2026

๐Ÿ“ข๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›๐Ÿ™Œ

Macaamiisheena sharafta leh,
Si aan u ilaalino deganaanshaha, raaxada iyo jawiga gaarka ah ee Danbar Cafe, laga bilaabo maanta sawir qaadashada gudaha Danbar Cafe waxaa loo oggolaan doonaa oo keliya saacadaha ๐ฌ๐ฎ๐›๐š๐ฑ๐ง๐ข๐ฆ๐จ (๐Ÿ•:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐€๐Œ โ€“ ๐Ÿ๐Ÿ:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐๐Œ).

Waxaan si xushmad leh uga codsaneynaa dhammaan sawir-qaadayaasha iyo macaamiisha doonaya sawirro gaar ah inay ka faa'iideystaan waqtiga subaxnimo.

Go'aankan waxaa loo qaatay si galabtii iyo habeenkii ay macaamiishu ugu raaxaystaan jawiga, kulamada iyo adeegyada Danbar Cafe iyagoo aan la kulmin mashquul ama carqalad.

Sawirrada ugu quruxda badan ๐ฌ๐ฎ๐›๐š๐ฑ๐๐ข๐ข, nasashada ugu wanaagsan ๐ ๐š๐ฅ๐š๐›๐ญ๐ข๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐š๐›๐ž๐ž๐ง๐ค๐ข๐ข.

Mahadsanidiin fahamka iyo wada shaqeyntiinna.

โ˜• Danbar Cafe โ€” Jawi Degan, Adeeg Heer Sare ah.

07/06/2026

๐ƒ๐š๐ง๐›๐š๐ซ ๐‚๐š๐Ÿ๐ž- kuma koobna oo kaliya adeeg iyo ganacsi, balse waa goob bulshada isu keenta.

Danbar Cafe waxay aaminsan tahay in guusha dhabta ahi aysan ku jirin ganacsi oo keliya, balse ay ku jirto adeegga bulshada iyo ka qeyb qaadashada arrimaha muhiimka u ah bulshada Kheyrkeeda iyo Wanaageeda.

๐ƒ๐š๐ง๐›๐š๐ซ ๐‚๐š๐Ÿ๐žโ˜•๏ธโœจ โ€” Wehelka Bulshada, Goor Kasta.

05/06/2026

Ugu Imaaw Jawi Degan Danbar Suites and Catering Service

โšฝ๐Ÿ”ฅ ๐’๐€๐€๐ƒ๐€๐€๐‹๐ˆ ๐Ž๐Ž ๐Š๐” ๐†๐”๐”๐‹๐„๐˜๐’๐Ž ๐‚๐€๐’๐‡๐Ž ๐…๐‘๐„๐„ ๐€๐‡! ๐Ÿ”ฅโšฝ๐Ÿ‘‡ Saadaashaada hoos ku reeb (Comments-ka), caawana nagala soo qaybgal Danbar...
30/05/2026

โšฝ๐Ÿ”ฅ ๐’๐€๐€๐ƒ๐€๐€๐‹๐ˆ ๐Ž๐Ž ๐Š๐” ๐†๐”๐”๐‹๐„๐˜๐’๐Ž ๐‚๐€๐’๐‡๐Ž ๐…๐‘๐„๐„ ๐€๐‡! ๐Ÿ”ฅโšฝ
๐Ÿ‘‡ Saadaashaada hoos ku reeb (Comments-ka), caawana nagala soo qaybgal Danbar Cafe Baidoa si aad ciyaarta ugu daawato shaashad weyn iyo jawi heer sare ah! ๐Ÿฟโœจ

Address

Zone Gacan Libax
Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Danbar Cafe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category