Jamhuriya Agro & Poultry Farm

Jamhuriya Agro & Poultry Farm Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jamhuriya Agro & Poultry Farm, Farm, October Village laanta 2aad, Berdale.

Welcome to Jamhuriya Agro & Poultry Farm, your trusted source for fresh, healthy, and high-quality agricultural and poultry products in Berdale District, Bay Region, Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄.

πŸ“ž Contact: +252615003704.
πŸ“ Location: Berdale District.

27/11/2025

🌱 Tijaabo Beeris Sudan Grass 🌱

Jamhuriya Co-operative Farmers waxaa ay bilaabeen tijaabo beeris Sudan grass, waxaana durba muuqda soo bixitaan fiican. Waxaan rajeynaynaa in tijaabadan ay noqoto bilow horumar weyn oo bulshada beeraleyda ah ka caawin doonta kordhinta wax-soosaarka, daaqa iyo horumarinta dhaqaalaha xoolaha.

πŸ‡ΈπŸ‡΄

17/11/2025

Dhul Beereed Oo La Diyaarinayo 🌱🚜

Waxaan ku guda jirnaa diyaarinta dhulka si loogu sameeyo beeris tayo leh. Tallaabadan h**e waxay muhiim u tahay in ciiddu noqoto mid nafaqo leh oo diyaar u ah in ay si fiican u taageerto dalagyada.
Shaqada waxaa lagu fulinayaa xirfad iyo qorshe, si loo helo wax-soo-saar wanaagsan oo waara.

Jamhuriya Cooperative Farmers waxay u heellan yihiin horumarinta beeraha iyo kobcinta wax-soosaarka gudaha πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸŒΎ

07/11/2025

Before & After – Isbeddel muuqda! 🌱

Mashruucan tijaabada ah ee ay fulisay Iskaashatada Beeraleyda Jamhuriya Co-operative Farmers wuxuu muujinayaa guul weyn oo dhinaca wax-soosaarka ah. Dhulkii h**e ee bannaan ayaa si cilmiyaysan loo diyaariyey, loona sameeyay nidaam waraabin ah. Natiijada maanta la arkayo waa dhir cagaaran oo si wanaagsan u koraysa β€” taas oo caddeyn u ah in qorshe wanaagsan, tababar iyo dadaal joogto ah ay horseedi karaan horumar la taaban karo.

β€” β€œBeeraleyda Soomaaliyeed oo isku tashaday si ay u dhistaan mustaqbal cagaaran.” πŸŒΎπŸ‡ΈπŸ‡΄.

Before & After – Isbeddel muuqda! 🌱Mashruucan tijaabada ah ee ay fulisay Iskaashatada Beeraleyda Jamhuriya Co-operative ...
07/11/2025

Before & After – Isbeddel muuqda! 🌱

Mashruucan tijaabada ah ee ay fulisay Iskaashatada Beeraleyda Jamhuriya Co-operative Farmers wuxuu muujinayaa guul weyn oo dhinaca wax-soosaarka ah. Dhulkii h**e ee bannaan ayaa si cilmiyaysan loo diyaariyey, loona sameeyay nidaam waraabin ah. Natiijada maanta la arkayo waa dhir cagaaran oo si wanaagsan u koraysa β€” taas oo caddeyn u ah in qorshe wanaagsan, tababar iyo dadaal joogto ah ay horseedi karaan horumar la taaban karo.

JAMHURIYA β€” β€œBeeraleyda Soomaaliyeed oo isku tashaday si ay u dhistaan mustaqbal cagaaran.” πŸŒΎπŸ‡ΈπŸ‡΄.

05/11/2025

🌱 Iskaashatada Beeraleyda ee JAMHURIYA Waxaan ka go’an tahay inaan door muuqda ka qaadanno kor u qaadista wax-soo-saarka gudaha dalka πŸ‡ΈπŸ‡΄.

Hadda waxaan ku guda jirnaa tijaabadii ugu horreysay, oo aan ku sameyneyno dalaqyo kala duwan si aan u helno natiijo tayo leh oo wax ku ool ah.

πŸ§ͺ Dalaqyadii aan tijaabinay waxaa ka mid ah:
πŸ‘‰ Beyturaaf
πŸ‘‰ Koosto
πŸ‘‰ Kabsar

Tani waa bilow wanaagsan oo ku wajahan beero casri ah iyo wax-soo-saar waddani ah! πŸ’ͺ🌾

🌱 Iskaashatada Beeraleyda ee JAMHURIYA  Waxaan ka go’an tahay inaan door muuqda ka qaadanno kor u qaadista wax-soo-saark...
05/11/2025

🌱 Iskaashatada Beeraleyda ee JAMHURIYA Waxaan ka go’an tahay inaan door muuqda ka qaadanno kor u qaadista wax-soo-saarka gudaha dalka πŸ‡ΈπŸ‡΄.

Hadda waxaan ku guda jirnaa tijaabadii ugu horreysay, oo aan ku sameyneyno dalaqyo kala duwan si aan u helno natiijo tayo leh oo wax ku ool ah.

πŸ§ͺ Dalaqyadii aan tijaabinay waxaa ka mid ah:
πŸ‘‰ Beyturaaf
πŸ‘‰ Koosto
πŸ‘‰ Kabsar

Tani waa bilow wanaagsan oo ku wajahan beero casri ah iyo wax-soo-saar waddani ah! πŸ’ͺ🌾

Address

October Village Laanta 2aad
Berdale

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jamhuriya Agro & Poultry Farm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category