12/09/2026
Taliye Yuusuf Gaab ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay hawsha maanta ka dhacday Geerisa.
Yuusuf Gaab wuxuu ka shaqaynayaa, sida la sheegay, qorshaha lagu doonayo in Gadabuursi lagaga tirtiri lahaa magaalada Geerisa.
Gadabuursi dhib isaga dhexdiisa ahayn ma jiro. Yuusuf Gaab inuu hawlgalka Binu Axmed u dhamaystiro waa gunimo halkii ugu dambaysay.
Qorshaha Yuusuf wuxuu u muuqdaa inuu yahay inuu magaalada soo dhaafiyo dadka maanta jooga ee iskaleh.
Gadarbuusaw kaca oo dadkiinna difaaca. Dawlad laysku halleeyana ma jirtee oo dhex umada u ah.