03/10/2025
yadu waa in ay maal-galiyaan iskaashatooyinka xoolaha oo dalkeenu laf-dhabar u ah dhaqaalaha jsl.
Waxa aan halkan kusoo gudbin doonaa ilaha dhaqaalaha dalkeena jsl .
Gaar ahaan ahaan dhalinyaradu waa in ay maal_gashi ku sameeyaan xoolaha dalkeena nidaamka casriga ah ee xoolaha loo xanaaneeyo .
( way of caring for livestock)
Suuqa xoolaha wuxuu sare ugu kacay 10% AUG 2025 adhiga dhexe da,da sanadka iyo badhka jira .
Hal iskaashato oo xoolo dhaqato ah baa maalintii iibiyey 1,000 neef oo adhi ah calaa neef waxay soo siisteen $35 dollar waxay saylada kasii siiyeen 50 dollar .
1,000×50=50,000 maalintii waxa soo galla konton kun oo dollar oo uga soo xarootay saylada
1,000×30=1,500,000 hal milyan iyo shan boqol baa bishii usoo xarootay iskaashatadii .
Calaa neef waxa u saarnaa 15 dollar oo faaiido ah iskaashatooyinka 1,000×15=15,000
15,000×30 cisho = 450,000 dollar marka laga jarin qarahka xoolaha ku baxay.
Mudada xoolaha la hayey oo ah labo bilood
●calafka xoolaha
● biyaha
● Dawada sida vetamine da kala duwan
● shaqaalaha iyo gaadiidka .
Qarashkii guud ee xoolaha ku baxay waa $90,000 laga jaray 450,000 faaiidadii guud ee iskaashatadu ay faaiiday waa $ 360,000 dollar bay labo bilood gudohood faaiiday yaguu aan dhoofin xoolaha bay dalka gudahiisa ku iibyeen.
■caqabada ka hor yimi iskaashatooyinka.
Waxa ka mida .
▪︎ calafka xoolaha oo aan dalkeena warshad soo saarta lahayn .
▪︎ Bank investment ku sameeya ama hurumariya xaga xoolaha .
Waxa aan talo ku siinaa iskaashatooyinka xoolaha xaga calafka xoolaha iyo cudurada ku dhaca xoolaha yadoo isbedelka cimiladu saamayntiisa wato waa in ay kaydsadaan calaf ku filan.
Bangiyada faraha badan ee somaliland ka jira yagana waxa aan kula talin lahaa in ay maal gashi balaadhan ku sameeyaan iskaashatooyinka xoolo dhaqatada ah yagaad ka macaashaysaane oo iga faaiido badan guryaha iyo baabuurta maalgashiga ku samaysaan.
ahmed sulieman
cooperatives consultant