Sanco-Same Electronic Repair.

Sanco-Same Electronic Repair. Ku soo dhawoow Sanco-Same Electronics Repair 🔧✨
Halkaan waxaad ka helaysaa dayactir degdeg ah, tayo leh, kuna salaysan kalsooni iyo xirfad.

Waxaan hagaajinnaa dhammaan qalabka elektarooniga ah si xirfad iyo daryeel leh.

waxaan ku takhasusnay hagaajinta Electronics ka ee dib ucusboonaysiiso qalabkaaga oo la gaadh Sanco-Same.🔧⚙
30/01/2026

waxaan ku takhasusnay hagaajinta Electronics ka ee dib ucusboonaysiiso qalabkaaga oo la gaadh Sanco-Same.🔧⚙

Soo dhawow macmiil 🤝Ku soo dhawow gacmo furan, nagu soo booqo xarunteenna farsamada gacanta ee Sanco-Same.Laga bilaabo m...
27/01/2026

Soo dhawow macmiil 🤝
Ku soo dhawow gacmo furan, nagu soo booqo xarunteenna farsamada gacanta ee Sanco-Same.
Laga bilaabo maanta qalab xumaaday yaanu guriga kuu oollin — noo keen, annaga ayaa kuu hagaajinayna si xirfad iyo kalsooni leh 🔧⚙️.

Macmiil ku soo dhawoow gacmo furan- Adeegyadeenna• Samaynta: moobiillada nooc kasta leh• Samaynta: mashiinka dhar-dhaqid...
15/01/2026

Macmiil ku soo dhawoow gacmo furan

- Adeegyadeenna

• Samaynta: moobiillada nooc kasta leh
• Samaynta: mashiinka dhar-dhaqidda
• Samaynta: qalinka quraanka
• Samaynta: qalabka sharaabka lagu shiido
• Samaynta: saacadaha iyo wixii la mid ah

✅ Adeeg degdeg ah
✅ Qiimo jaban
✅ Kalsooni iyo tayo sare leh noogu imow.

Ku soo dhawoow Sanco-Same Electronics🥰

📍 Goobta: Burco, Somaliland_xaafada tuwali
📞 Tel: +252 63 4439238 / +252 63 8595099.

sanco-same waa xalkaaga oo samayso mobelkaga hadda.🥰
12/01/2026

sanco-same waa xalkaaga oo samayso mobelkaga hadda.🥰

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sanco-Same Electronic Repair. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category