Soma Chicken Farm

Soma Chicken Farm Soma Chicken Farm

Xuska maalinta faa'iidada Ukunta Ee Aduunka
12/10/2025

Xuska maalinta faa'iidada Ukunta Ee Aduunka

Ciid WanaagsanDhamaan ummadda muslim ah gaar ahaan bulshada somaliyeed waxay SOMA Chicken idin rajaynaysa farxad iyo ray...
05/06/2025

Ciid Wanaagsan
Dhamaan ummadda muslim ah gaar ahaan bulshada somaliyeed waxay SOMA Chicken idin rajaynaysa farxad iyo raynrayn ciida awgeed.

Bari waa maalintii ugu fadliga badnayn malmaha khayrka badan ee ku jira ee   NNKH inoo sheegay waa in loo diyaargarooba ...
04/06/2025

Bari waa maalintii ugu fadliga badnayn malmaha khayrka badan ee ku jira ee NNKH inoo sheegay waa in loo diyaargarooba oo laga faa'iidaysta

CHICKEN waxay u rajaynaysaa macaamisheeda wanaag iyo khayr badan

    waxay u rajaynaysa ardayda puntland ee Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga sare u fadhisatay maanta guul iyo natiijo...
24/05/2025

waxay u rajaynaysa ardayda puntland ee Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga sare u fadhisatay maanta guul iyo natiijo wanaagsan

Tamarta Jidhkeenu u bahan yahay waxa inooga filan 1 Xabo   ah     la saaxiib
18/05/2025

Tamarta Jidhkeenu u bahan yahay waxa inooga filan 1 Xabo ah
la saaxiib

Shirkadda   ee ukunta dalka balanteenu waa cunto cafimaad leh.kala xiriir Xafiiska  090 455 5586090 455 5587Xafiiska  09...
18/05/2025

Shirkadda ee ukunta dalka
balanteenu waa cunto cafimaad leh.

kala xiriir
Xafiiska
090 455 5586
090 455 5587

Xafiiska
090 5007744
090 5008844

Waxii
5555000
5555111


15/05/2025

Nooca Qureecda aad jeceshahay halkan ka dooro
imisa nooc baa u samayn taqaan
comment ku reeb inta nooc ee u diyaarin karto

Mudane/Marwo: Shirkadda     ee ukunta dalka waxay  xafiiska Boosaaso kuugu  diyaarisay ukuntii guduudnayd ee Dalka si aa...
14/05/2025

Mudane/Marwo: Shirkadda ee ukunta dalka waxay xafiiska Boosaaso kuugu diyaarisay ukuntii guduudnayd ee Dalka si aad u heshid ukun tayo la hubo leh. Dalbo oo daris la noqo ukun tayo leh oo fresh ah kulansatayna Nafaqo iyo Borotin, haddaba ‘’Cun oo cayili caruur iyo cirrooleba’’

Xafiisku wuxuu ku yaalaa aagga Masjid ama la xiriir numberada hoos ku qoran: 0904555587 | 0904555586 | 0905007744 | 0905555000 | 0905555111

07/05/2025

Ogaysiis Muhiim ah:
Dhamaan bulsho waynta ku dhaqan Magaalada Bosaaso waxa la ogaysiinayaa in Shirkadda Xafiis idinka furtay Magaalada Bosaaso xafiiskaas oo aad ka heli kartaan ukunta Dalka ee Dabiiciga ah midaasi oo ay Soo saarto shirkadda Somachicken oo xarunteeda wayn ay ku taal Magaalada Garowe.

Shirkadda Somachicken waxa aad ka helaysaa ukun Tayo Sare leh oo qiimo jaban.

Wixii fahfaahin ah kala xariir taleefoonadaan:
Tell:5007744 / 55555000 / 5555111 / 4555586 / 4555586

Soma Chicken Co.Xarunta Bosaso Waxay idin soo bandhigaysa   Dhimis balaadhan oo muddo kooban socon doonta waxa filaya in...
05/05/2025

Soma Chicken Co.
Xarunta Bosaso Waxay idin soo bandhigaysa Dhimis balaadhan oo muddo kooban socon doonta waxa filaya in laga fa'iidaysan doono

  SoonWar Farxad leh Goordhow FiloInsha alla
04/05/2025

Soon
War Farxad leh
Goordhow Filo
Insha alla

Address

Main Road
Garowe

Telephone

+252905007744

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soma Chicken Farm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Soma Chicken Farm:

Share

Category