Caanaysi

Caanaysi Caanaysi waa shirkad ka shaqaysa waxsoosaarka caanaha sida:- (ice cream, macmacaanada caanaha, yoghurt iyo cheese).

World Milk Day, 1-juneCaanaysi ugu imow yoghurt tayo sare leh.
01/06/2026

World Milk Day, 1-june

Caanaysi ugu imow yoghurt tayo sare leh.

15/05/2026

Yoghurt halka ay ku kulmaan Dhadhan iyo Nafaqo

28/03/2026

Yoghurtka yaan lagaaga sheekayn adiguba kaalay tijaabi.

ليس من رأى كمن سمع.

Yoghurtka waxaad ka helaysaa Garowe, Bosaso, Qardho iyo Laascaano.

Caanaysi plain yoghurt kaga rayso abaarta jirta iyo garoor la'aanta, Ku suxuuro, kuna iidaamo sareenka. ugu imow   caano...
15/02/2026

Caanaysi plain yoghurt kaga rayso abaarta jirta iyo garoor la'aanta, Ku suxuuro, kuna iidaamo sareenka.

ugu imow caano libiq (yoghurt) ah oo fresh ah kana dhadhan sareeya garoor kasta oo niyadaada kusoo dhaca.

05/01/2026

Maxay ku kala duwanyihin yoghurt-ka Caanaysi iyo kan dalka debediisa laga keeno?

20/11/2025

Mahadsanid xildhibaan ahmed gas

Vanilla flavored yoghurtYoghurt dhadhan iyo tayo kulansatay Kaalay Caanaysi ka caanayso
21/10/2025

Vanilla flavored yoghurt
Yoghurt dhadhan iyo tayo kulansatay

Kaalay Caanaysi ka caanayso

Strawberry drinkable yoghurt, waa yoghurt fresh, dabiici ah aad cabi kartid, caafimaad iyo nafaqo laguma gaaro. Caanaysi...
05/10/2025

Strawberry drinkable yoghurt, waa yoghurt fresh, dabiici ah aad cabi kartid, caafimaad iyo nafaqo laguma gaaro.

Caanaysi yoghurt qof dhadhanshaaba dhaygag!

Caanaysi iyo wasaaradda xanaanada xoolaha puntalnd
27/09/2025

Caanaysi iyo wasaaradda xanaanada xoolaha puntalnd

13/09/2025

Caanaysi ugu imow waxwalba oo nafta u roon

Address

Isgoyska Jidka Sodonka Iyo Guureeye(Headquarter)
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caanaysi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category