Kaafi Supermarket

Kaafi Supermarket Supe

30/06/2025

⸻🎉 Kusoo dhawaada Kaafi Supermarket 2 – Caduun 🎉Kaafi Supermarket 2 waxay si rasmi ah uga howl bilowday xaafadda Caduun! 🛒Waxaan idiin keenay adeeg degdeg ah, qiimo jaban, iyo tayo sare leh oo kaa haqabtiraya baahidaada maalinlaha ah.✅ Khudaarti cusub✅ Raashin tayo sare leh✅ Hilib nadiif ah oo la hubo✅ Noocyo kala duwan oo alaabooyin ahMacamiisheena qaaliga ah, adeegga aad mudantihiin ayaan idiin keennay — ka dukaamayso si farxad leh!📍 Kaafi Supermarket 2 – Caduun📞 Nala soo xiriir ama noogu imaaw si aad u hesho adeeg ku qanciya!Kaafi Supermarket – Qiimo jaban, tayo sare leh!

28/05/2025

⸻✨ Perrty Hair Conditioner – Quruxda Timahaaga, Daryeelka Maalin kasta! ✨Dareen cusub oo nadiif ah, jilicsanaan iyo dhalaal aan la qarin karin!Perrty Hair Conditioner wuxuu si qoto dheer u quudiyaa timahaaga, kana dhigaa kuwo:✅ Jilicsan oo sahlan in la shanleeyo✅ Aan kala go’in, xataa marka qalalan✅ Leh caraf raaxo leh oo soo jiidasho leh✅ Difaaca timo-jabka iyo qalaylka💧 Tayo la hubo – Qurux lagu kalsoonaan karo!🛒 Ka hel hadda dukaamada hormuudka ah ama dalbo online.📍 Kaafi Supermarket – Garowe📞 +252 0905350464

27/05/2025

Kaafi Supermarket waxay kudiyaarisay adeeg tayo sara leh oo qiimo jaban waliba xafadaada laguugu keenayo sodalbo oo kaliya adigu

22/05/2025

Kaalay Kaafi Supermarket nagala soo shopping garayso

20/05/2025

Kaafi Supermarket Qaybta 2 aad waxad kahelaysa alabaha aad ubahantahay oo dhan

08/05/2025

"Qorsheheena ganacsi ma aha inaan maalgashano dalal kale, in dhaqaale wadanka ka samayno misna aan ka saarno. Ee waan in aan dalka dib ugu celino dhallinyaradana u samayno hal-abuur. "Maamulaha Xarunta Kaafi Supermarket Cabdisalaan Macallin Cabdullaahi

08/05/2025

"Kaafi Supermarket waa ganacsi soo biiray oo dalka dakhli soo gelinaya"Xildhibaan Maxamed Shiino

08/05/2025

"Runtii Kaafi supermarket 2 saac oo roob da'ay waanu joognay si aan u dhiirigelinayo Ganacsigaas soo biiray, waxayna kamid tahay meelaha si wacan iigu adeega oo aan ku xiranahay"Wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga

Sawiro 2 : Xafladda Xarigjarka Kaafi Supermarket Garoowe (Part3)
08/05/2025

Sawiro 2 : Xafladda Xarigjarka Kaafi Supermarket Garoowe (Part3)

Address

Suuqa Inuu
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Supermarket posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category