HANAD VIVA

HANAD VIVA MUUSE BIIXI FII QULUBINAA

Hargaysa waa lagu kala baxay HAMPALYO KULMIYE
18/11/2024

Hargaysa waa lagu kala baxay HAMPALYO KULMIYE

14/11/2024

Ku sii suga natiijada guud ee doorashada❤️🫡 part1

FADLAN MUWAADINKENA  SOMALILANDER KA AHOW INOO BADBAADI OO U HIILI AAYAHAGA IYO JIRITAANKAGA HIMILO IYO AQOONSI OO NALA ...
12/11/2024

FADLAN MUWAADINKENA SOMALILANDER KA AHOW INOO BADBAADI OO U HIILI AAYAHAGA IYO JIRITAANKAGA HIMILO IYO AQOONSI OO NALA DOORO KULMIYE 💟
U CODEE MADAXWEYNE MUUSE BIIXI GEESI QARAN OO AAN INA KALA JECLEYN OO INAWADA JECEL MBC MARKALE💚💚

08/11/2024

VIVA 150ka VIVA SACAD MUUSE SUBEER AWAL 😎😎
AWLAADU CAASIMA UUNBA SIDA SAMAYN KARA😁😁

VIVA 150ka VIVA SACAD MUUSE SUBEER AWAL 😎😎AWLAADU CAASIMA UUNBA SIDA SAMAYN KARA😁😁
08/11/2024

VIVA 150ka VIVA SACAD MUUSE SUBEER AWAL 😎😎
AWLAADU CAASIMA UUNBA SIDA SAMAYN KARA😁😁

JIG JIGA YAR WARKEEDU WUU CADYAHAY😁🙏
08/11/2024

JIG JIGA YAR WARKEEDU WUU CADYAHAY😁🙏

08/11/2024

JIGJIGA YAR XARAMKII SACAD MUUSE KUGU MAALNEEY HUUNO😁

06/11/2024

HAVEENKII WAAWEEYNKA WEEYI / yaryarkii wey dabaal degeen😎😎

05/11/2024

madaxweynaha jamhuuriyada barakaysan ee SOMALILAND mudane MUUSE BIIXI CABDI ayaa maanta shir uu uqabtey taliyayaasha ciidinka qaranka Somaliland ayaa dardaaran ku siiyay ciidamada inay ilaashadaan dalkooda iyo dadkooda.

isla markaana ogaysiiyay inay la shaqeyn doonaan komoshanka qaranka Somaliland oo la wareegay hirgalinta doorasho xor iyo xalaal ah oo ka dhacaysa dalka uguna baaqay in ay si wada jir ah ula wareegeen qabsoomida doorashadaasi.

Address

26 June
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HANAD VIVA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share