LOOS SAAFI

LOOS SAAFI Loos La Dubay Saafi ah, 100% Dabiici ah
Saliid iyo Wax Kale lugu ma darrin.

Waxaad naga heli karta Loos shiidan ama (peanutbutter) kaas oo ah mid saafi ah oo caafimaad usaaxiib ah. Lugu ma darrin ...
12/09/2025

Waxaad naga heli karta Loos shiidan ama (peanut
butter) kaas oo ah mid saafi ah oo caafimaad u
saaxiib ah. Lugu ma darrin wax Saliid iyo sonkor
ah.

Waxaad dhadhamin loos ka dhabta ah, waxa u lee
yahay borotiin badan, waxa oo kale kor u qaadi
tamartaada. Yar iyo waaweyn wuu anfacayaa.

Sidiisa ku cun ama roodhi iwm ah marso ama
shiido oo sharabkaga ku darso.

waxaa lagu sameeyay oo lagu warshadeeyay dhulkaagaoo mar walbo waxa aad heli loos shiidan oo fareesh ah.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when LOOS SAAFI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category