Hillac General Trading Company

  • Home
  • Hillac General Trading Company

Hillac General Trading Company Waxaan nahay shirkad ganacsi guud oo bixisa adeegyo iyo badeecooyin tayo sare leh. Ku soo biir safarkenna ganacsi si aad u hesho adeeg

Hillac General Trading Company waxay u taagan tahay kalsooni, hal-abuur iyo adeeg joogto ah oo lagu qanciyo macaamiisha. Regional center for Blue Economy research, innovation, sustainability & training in East Africa

10/03/2026

Bariiska Muraad Basmati

INTER VALLO Elbow PastaWaa Pasta Tayadiisu aad usareyso oo aad kaheli karto goob kasta Hadda dalbo Jumlo oo ku hel qiimo...
04/03/2026

INTER VALLO Elbow Pasta

Waa Pasta Tayadiisu aad usareyso oo aad kaheli karto goob kasta
Hadda dalbo Jumlo oo ku hel qiimo Mcquul ah!

📞 si aad u dalbato. Nala soo xiriir What's App
https://wa.me/message/SZLUPOWYKCJXH1 si aan kuugu keeno Goobtada

28/02/2026

Mahmood Milk

9 Pluss Bariis Biryaani
28/02/2026

9 Pluss
Bariis Biryaani

Baastada OBA SpaghettiWaxay kamid tahay baastooyinka ugu dhadhan macaan uguna tayo sarreeso, kuna habboon qoys kasta kud...
21/02/2026

Baastada OBA Spaghetti
Waxay kamid tahay baastooyinka ugu dhadhan macaan uguna tayo sarreeso, kuna habboon qoys kasta

kudooro

✔️ Jilicsanaan iyo tayo la isku halayn karo
✔️ Dhadhan macaan
✔️ Kuhabboonanta nooc kasta oo suugo ah

Nala soo xiriir what's App ka
https://wa.me/message/SZLUPOWYKCJXH1 si aan kuugu keeno Goobtada

Caanaha Mahmoodd waa Caano dabiici ah oo caafimaad leh, qoyska oo dhan ku habboon.Nala soo xiriir what's App ka https://...
17/02/2026

Caanaha Mahmoodd waa Caano dabiici ah oo caafimaad leh, qoyska oo dhan ku habboon.

Nala soo xiriir what's App ka
https://wa.me/message/SZLUPOWYKCJXH1 si aan kuugu keeno Goobtada ganacsi

MAHMOOD MILKMa rabtaa caano tayo sare leh oo qoyskaaga iyo caruurtadaba siineysaa nafaqo dhamaystiran?Hadaba waxan kuuhe...
14/02/2026

MAHMOOD MILK
Ma rabtaa caano tayo sare leh oo qoyskaaga iyo caruurtadaba siineysaa nafaqo dhamaystiran?
Hadaba waxan kuuheyna Caanaha Mahmood – oo leh dhadhan macaan iyo tayo la isku halayn karo!

💪 Waxay kordhisaa tamarta
🌿 Nafaqo u fiican carruurta & waaweynba
🥛 Ku habboon cabitaan, shaah, iyo karis

Nala soo xiriir what's App ka
https://wa.me/message/SZLUPOWYKCJXH1 si aan kuugu keeno Goobtada ganacsi

BARIIS MURAADMa rabtaa bariis tayo sare leh oo caraf iyo udgoon leh,isla markaasna jilicsan, carabka markaa saarto uu le...
11/02/2026

BARIIS MURAAD
Ma rabtaa bariis tayo sare leh oo caraf iyo udgoon leh,isla markaasna jilicsan, carabka markaa saarto uu leeyahy dhadhan hadaba
Dooro BARIIS MURAAD Premium Quality!
Nagala soo xiriir what's App ka
https://wa.me/message/SZLUPOWYKCJXH1 si aan kuugu keeno Goobtada ganacsi

🍬 Sokor Tayo Sare iyo Qiimo JabanHaddii aad tahay ganacsade, sokor jumlo ah naga soo dalbo.💰 Waxan kugu siineyna Qiimo k...
07/02/2026

🍬 Sokor Tayo Sare iyo Qiimo Jaban
Haddii aad tahay ganacsade, sokor jumlo ah naga soo dalbo.

💰 Waxan kugu siineyna Qiimo ka jaban mida suuqa

Nala soo xiriir what's App ka
https://wa.me/message/SZLUPOWYKCJXH1 si aan kuugu keeno Goobtada ganacsi

Address

Sarif Yaraha, Degmada Howl Wadaag

SOM

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hillac General Trading Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hillac General Trading Company:

  • Want your business to be the top-listed Food & Beverage Service?

Share