IQRA HOME DECOR

IQRA HOME DECOR Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from IQRA HOME DECOR, Moi.

IQRA HOME DECOR
WAXAAN BIXIYAA COURSE KU SAABSAN QURXINTA GURYAHA SIDO KALE WAAN KA GANACSADAA SAMEYNTA QURXINTA GURYAHA XIRFADAHA AAN BIXIYO WXAAA KAMIDA
1: RESIN ARTS
2:CONCRETE
3:CANVAS
4;MASTIC OO AH SAMEYNTA l lubanta UUNSIGA

Soo dhowada asxapta shere iyo like waa dhankiina dalabku wali waa socdaa  igala soo xariir 0616321066
26/04/2026

Soo dhowada asxapta shere iyo like waa dhankiina dalabku wali waa socdaa igala soo xariir 0616321066

18/03/2026

Soo dhowada alabtaan wad naga heli kartaa waqti kasta

18/03/2026

18/03/2026
18/03/2026

Soo dhowada asxaapta shere iyo like ta waa dhankiina

Soo dhowada Macamiil waxaan idiin keenay decoration ramadanka ka faidesi wacan kala soo xariir WhatsApp
31/01/2026

Soo dhowada Macamiil waxaan idiin keenay decoration ramadanka ka faidesi wacan kala soo xariir WhatsApp

27/01/2026

Soo dhowada

27/01/2026

Barashada iyo dalabka kala soo xariir 0616321066

DECORATION CONCRETE – IIB & BARASHO ✨Ma rabtaa inaad gurigaaga ama ganacsigaaga ka dhigto mid qurux badan oo casri ah?Am...
17/01/2026

DECORATION CONCRETE – IIB & BARASHO ✨

Ma rabtaa inaad gurigaaga ama ganacsigaaga ka dhigto mid qurux badan oo casri ah?
Ama ma doonaysaa inaad barato farsamada Decoration Concrete oo aad ka ganacsato?

πŸͺ¨ Waxaan bixinaa:
βœ… Decoration concrete (vases, trays, candle holders, home dΓ©cor iwm)
βœ… Dalab gaar ah (custom orders)
βœ… Barashada decoration concrete – talaabo talaabo
βœ… Ku habboon ganacsi, hadiyad & qurxinta guryaha

πŸŽ“ Barashadu waxay kaa caawinaysaa:
βœ” Inaad barato sida loo sameeyo
βœ” Inaad bilowdo ganacsi kuu gaar ah
βœ” Inaad hesho xirfad dakhli keenta

πŸ“¦ Dalab & Barasho labadaba waa diyaar
πŸ“© Nala soo xiriir inbox / WhatsApp 0616321066

✨ Qurux β€’ Casri
Ha seegin fursaddan πŸ’›

Address

Moi

Telephone

+252616321066

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IQRA HOME DECOR posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share