13/05/2026
Saadaq Joon iyo Yaasiin Fareey oo ka dagay Dhuusamareeb xilli ay taagantahay xiisada culus ee Villa Soomaaliya iyo Qoorqoor. Tagi-taanka labadaan Jannan ayaa abuuray hadal heyn xooggan, iyadaoo ay salaan ka qaateen cutubyo ka tirsan ciidamada Juabuuti