Mogadishu Meat & Seafood Company

Mogadishu Meat & Seafood Company Mogadishu Meat & Seafood Co. is a company based in Mogadishu city that specializes in Producing & supplying high-quality meat and seafood products.

Ciidul Adxaa Mubaarak!Maalintan qiimaha badan ee Ciidul Adxaa waxaan idiin rajaynaynaa nabad, farxad iyo barako aan dham...
26/05/2026

Ciidul Adxaa Mubaarak!
Maalintan qiimaha badan ee Ciidul Adxaa waxaan idiin rajaynaynaa nabad, farxad iyo barako aan dhammaan.





๐‚๐ข๐ข๐ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง! ๐ŸŒ™โœจMunaasabadda barakeysan ee Ciiddul Fidriga awgeed, waxaan hambalyo diirran u diraynaa dhammaan shacabk...
19/03/2026

๐‚๐ข๐ข๐ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง! ๐ŸŒ™โœจ

Munaasabadda barakeysan ee Ciiddul Fidriga awgeed, waxaan hambalyo diirran u diraynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Ku dabaaldeg farxadda Ciidda adigoo ka helaya hilib fresh ah oo tayo sare leh, kuna helaya si fudud oo toos looguugu keeno gurigaaga.






Afur macaan wuxuu ka bilaabmaa ๐ก๐ข๐ฅ๐ข๐› ๐ญ๐š๐ฒ๐จ ๐ฅ๐ž๐ก.Dooro hilib fresh oo nadiif ah oo aan kuu keenayno ilaa gurigaaga Free Del...
12/03/2026

Afur macaan wuxuu ka bilaabmaa ๐ก๐ข๐ฅ๐ข๐› ๐ญ๐š๐ฒ๐จ ๐ฅ๐ž๐ก.
Dooro hilib fresh oo nadiif ah oo aan kuu keenayno ilaa gurigaaga Free Delivery.


๐‡๐š๐ฅ ๐–๐ข๐œ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐€๐๐ž๐ž๐  ๐ƒ๐ž๐ ๐๐ž๐  ๐š๐ก!Hilib iyo quud badeed tayo sare leh, dalab fudud iyo delivery degdeg ah oo kuu diyaar ah.Na...
18/02/2026

๐‡๐š๐ฅ ๐–๐ข๐œ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐€๐๐ž๐ž๐  ๐ƒ๐ž๐ ๐๐ž๐  ๐š๐ก!
Hilib iyo quud badeed tayo sare leh, dalab fudud iyo delivery degdeg ah oo kuu diyaar ah.
Nala soo xiriir maanta si aad u hesho adeeg lagu kalsoon yahay.





๐ŸŒ™ ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐คWaxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Alle ha ina w...
17/02/2026

๐ŸŒ™ ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค
Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Alle ha ina waafajiyo acmaasha wanaagsan ee bishan barakeysan, kana dhigo bil kheyr iyo barako leh.


Address

Wabari District
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Meat & Seafood Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share