Macallin Saadaq

Macallin Saadaq Male

Muhiimadda Ay Leedahay Wax-AqriskaWax-akhrisku waa furaha aqoonta horumarka iyo guusha Qofka akhriska badiya wuxuu kordh...
31/08/2026

Muhiimadda Ay Leedahay Wax-Aqriska

Wax-akhrisku waa furaha aqoonta horumarka iyo guusha Qofka akhriska badiya wuxuu kordhiyaa fahamkiisa xusuustiisa iyo awoodda uu ugu fikiro si wanaagsan

100 Maalin – 100 Xadiith waa fursad qiimo leh oo qofku ku baranayo axaadiista Nabigeenna ﷺ, kuna dabaqayo noloshiisa

🌿 Akhrisku wuxuu:

Kordhiyaa aqoonta iyo fahamka

Kobciyaa fikirka iyo garaadka

Hagaajiyaa hadalka iyo qoraalka

Qofka baraa dhaqanka iyo akhlaaqda wanaagsan

Ka caawiyaa inuu gaaro yoolalkiisa

Wuxuu qalbiga ku beeraa jacaylka cilmiga iyo barashada

“Qofka maanta wax akhriya berri wuxuu leeyahay aqoon uu bulshada ugu faa’iideeyo 📖✨

100 Maalin • 100 Xadiith — Akhri Faham Ku Dhaqan

31/08/2026
Waxaa Hambalyo Mug Iyo Miisan Leh Hawada Umarinayaa Wllkei       Iyo Marwadiisa       Guurkina Guur Kheyrleh Allah Kadhi...
24/06/2026

Waxaa Hambalyo Mug Iyo Miisan Leh Hawada Umarinayaa Wllkei
Iyo Marwadiisa

Guurkina Guur Kheyrleh Allah Kadhigo
Kuwii Isku Waarana Allah Idinka Dhigo
Barakooba Oo Baariyaal Kala Hela

Noloshu waa gaaban tahay, kaliya dooro farxaddaHa ku lumin maalmahaaga walwal aan waxba beddeli karin. Waqtigaagu waa qa...
19/06/2026

Noloshu waa gaaban tahay, kaliya dooro farxadda

Ha ku lumin maalmahaaga walwal aan waxba beddeli karin. Waqtigaagu waa qaali, daqiiqad kastana mar keliya ayay timaaddaa. Ka fogow waxyaabaha qalbigaaga culayska saaraya, una dhowaaw kuwa ku siiya nabad iyo farxad.
Qosol badan, mahadnaq badan, iyo rajo badan ku noolow. Ugu dambayn, ma aha inta sano ee aad nooshahay waxa ugu muhiimsan, balse waa sida aad ugu raaxaysatay maalmaha laguu siiyay.
Dooro farxadda maanta, maxaa yeelay noloshu ma sugto qofna.
🍯 😌🙏

Riyadaadu Waxay Rumowdaa Markiii Aad Go,aansato Inaadan Is Dhiibin Kac oo dhaqaaq. Qofna kuma daneeyo ilaa aad guul gaar...
18/06/2026

Riyadaadu Waxay Rumowdaa Markiii Aad Go,aansato Inaadan Is Dhiibin

Kac oo dhaqaaq. Qofna kuma daneeyo ilaa aad guul gaarto. Ha sugin in lagu dhiirrigeliyo ama laguu sacabbo tumo. Dadaalkaaga, samirkaaga, iyo adkaysigaaga ayaa noqon doona furaha guushaada. Maalin uun, kuwii ku indho tiray waxay arki doonaan natiijada hawshaadii adag Sidaas darteed, sii wad socodkaaga, xitaa marki Ay Waddadu adkaato. Guushu waxay jeceshahay kuwa aan quusan
Saadaq Maadey Abuukar
😌🙏💔 #

Guushu Wey Dib Dhacdaa Balse Mabaaqato Wllkei Omar Abdulkadir Artan Meel Ka Qeyr Badan Aayado Kamid Ah Aaydaha Qur,aanka...
09/06/2026

Guushu Wey Dib Dhacdaa

Balse Mabaaqato

Wllkei Omar Abdulkadir Artan

Meel Ka Qeyr Badan

Aayado Kamid Ah Aaydaha Qur,aanka Ayaa Waxay ledahay

ۖ وَعَسَىٰ أَن تَكْرَهُوا شَيْئًا وَهُوَ خَيْرٌ لَّكُمْ ۖ وَعَسَىٰ أَن تُحِبُّوا شَيْئًا وَهُوَ شَرٌّ لَّكُمْ ۗ وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنتُمْ لَا تَعْلَمُونَ

08/06/2026

Dhisida Maskaxda Waa dhiirigelin

05/05/2026

Guushu Ma aha Meel Aad Gaarto Ee Waa Sida Aad Usocoto Iyo Casharada Aad Kabarato Jidka

Farxadda Lagu Sheegayaba Waa Adigo Hal Talaba Horay Uqaday

22/03/2026

Salah Abdale Salah

Address

2233
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macallin Saadaq posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category