Bayer 04 leverkusen somali fans

Bayer 04 leverkusen somali fans 🗣Halkaani waa boga rasmiga ah ee kooxda guulasha ee

(Bayer LeverKusen soomali fans) adiga ayaa kadhiman sxp fallow soodheh boga✍📌

Asc dhamaan sxpida igu xeran waxaan War galainayaa ina maalmahan page.ka laxanibay guud ahaan mana garanayo sababta loo ...
15/09/2024

Asc dhamaan sxpida igu xeran waxaan War galainayaa ina maalmahan page.ka laxanibay guud ahaan mana garanayo sababta loo hakiyay jimci.hi ayaana dirsaday War qad codsi ah mana lii soojawaabin shalay ayaana racfaan lii ogalaaday inaan kaqaato oo maanta wey soofasaxeen walina waa lagudhaganyahay mana garanayo sabtaas ilaahada mana iisheegin marka waxaan idiinka codsanayaa sxpyal inaad like ta kubadisaan postigan waana cod si sxpyal share tana ubadiya please page. Ka ayaa qatar kujiro in uu hawada kabaxo gabi ahaan please like kubadiyo 🙏🙏🙏🙏🙏📌✍

Back to bundesliga next week👁                                  Sxpyal maalmahan waan kamashquulay poga  hada waxii kadib...
08/09/2024

Back to bundesliga next week👁

Sxpyal maalmahan waan kamashquulay poga hada waxii kadib apdate ayaan toos usoonoqday idinkuna waxaan idiinka codsanayaa inaad boga kalakicisaan oo aad post.Yada aan soo dhigiyo reaction fcn aad saartaan share na siidhahdaan mahadsanidiin saxibyal🙏✍📌

FULL      TIME  2:3                Kooxda ayaa soobandhigtay kubad qurxoon lkn nasiibka ayaa kaheeliyay📌✍ kubadana waa l...
31/08/2024

FULL TIME 2:3

Kooxda ayaa soobandhigtay kubad qurxoon lkn nasiibka ayaa kaheeliyay📌✍ kubadana waa labo midkood guul ama guuldaro guuldaradi ayeynu.qadanay

Half time  2:1         Ciyaar adag ayaadhexmartay labada dhinac  kooxda ayaana burji sareesay marka loo eega dhinaca kub...
31/08/2024

Half time 2:1
Ciyaar adag ayaadhexmartay labada dhinac kooxda ayaana burji sareesay marka loo eega dhinaca kubad heysashada io weeraka intaba next half guul I.n✍📌

𝗞   𝗨   𝗟   𝗔   𝗡   𝗞   𝗔              𝗠   𝗔   𝗔   𝗡   𝗧   𝗔Bundeslig🎮 AR Leipzig 🆚 bayer leverkusen 🏟 Garoonka: BAYAREN...
31/08/2024

𝗞 𝗨 𝗟 𝗔 𝗡 𝗞 𝗔 𝗠 𝗔 𝗔 𝗡 𝗧 𝗔

Bundeslig

🎮 AR Leipzig 🆚 bayer leverkusen
🏟 Garoonka: BAYARENA Stadium
⏰ Wakhtiga: 07:30-pm, xilliga geeska Afrika
🗓Taariikhda: sabdi 2024-Aug-31ᵗʰ

Saadaashaada kulanka maanta ⬇️

Wariye🗣 Alonso kwrn isku aadka xalay lasameeyay ee champions league?Xabi alonso 🗣 champions league season ka. 24/25 aad ...
30/08/2024

Wariye🗣 Alonso kwrn isku aadka xalay lasameeyay ee champions league?
Xabi alonso 🗣 champions league season ka. 24/25 aad ayaa looqasay oo wey adagtahay in wax walbo lasookoobo
Wariye🗣 waxaa jiro group stage oo aad u udag oo ay koox waliba kudhicidoonta dhamaan kooxaha group.Yada kwrn arinkaa?
Xabi alonso 🗣Haa oo waa saan kuusheegay wax waliba mafududo
Wariye🗣alonso ma lisdhihikaraa bayer leverkusen wey ay kuguuleysankartaa champion.ka ?
Xabi alonso 🗣 anaga marwaliba waxaa yoolkayn ah ayaana hanmigaayn ah taasna dadaalkeeda waan leenahay hadey wax isbadalin
Wariye🗣Xabi meshaan mahan bundesliga ee waa champions league oo ay ciyaarayaan kooxaha duna ugu xoogan?
Xabi alonso 🗣 muhiim mahan inaa fiirino naadi kale aboodiisa ee anaga tayna ayaa noo abood ah

Xabi alonso see waxyeeshi😂📌✍

Kulamada Home io away ay kooxda ciyaaridoonto Gruop stage. Ka👇
29/08/2024

Kulamada Home io away ay kooxda ciyaaridoonto
Gruop stage. Ka👇

Sanadkaan isku aadka waa lajahawareeriyay walow anaga saan arko kulamada aan kuaadnay ay adagyihiin👇    Real/city/arsena...
29/08/2024

Sanadkaan isku aadka waa lajahawareeriyay walow anaga saan arko kulamada aan kuaadnay ay adagyihiin👇
Real/city/arsenal/ac milan🤔

Ronaldo ayaa loodoortay xiga ugu goolasha badan abid io champions league mr lama joojiye 🐐
29/08/2024

Ronaldo ayaa loodoortay xiga ugu goolasha badan abid io champions league mr lama joojiye 🐐

MAN OF THE MATCH  Jonas Hofmann         32 jirka udhashay dalka GermanyAhna xidiga qaddhaxe ugu ciyaara kooxda ayaa dhaa...
29/08/2024

MAN OF THE MATCH Jonas Hofmann
32 jirka udhashay dalka Germany
Ahna xidiga qaddhaxe ugu ciyaara kooxda ayaa dhaaliayay goal.ka guusha ey kooxda ugu soogudubtahy wareega xiga
Next io bundesliga 📌✍

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bayer 04 leverkusen somali fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category