13/06/2026
Ha sugin inta aad gaajoonayso! Sokow Sambusa waxay kuu soo diyaarinaysaa sambus kulul, fresh ah, oo lagu dubay dalabkaaga.
✅ Doorashadaada: Hilib, Malay, ama Digaag.
✅ Habayntaada: Basal la'aan mise Basbaas la'aan? Adiga ayaa xor u ah!
Degdeg ayuu ugu soo gaaraya kaliya nagala soo xiriir.
📞 2616
💬 WhatsApp: +252-613433334
Sokow Sambusa, dhadhan iyo tayo aan la barbar dhigi karin mid kale !
#