Gold Edible Oil

Gold Edible Oil Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gold Edible Oil, Food Delivery Service, Afgoye Road, Garasbaley, Mogadishu.

Ka warqabka tayada waa tiigsigeena
10/05/2026

Ka warqabka tayada waa tiigsigeena

07/05/2026

Habaqtiraha baahidaada, Marso, Ku karso, Cun,

All In One

Gold Edible Oil

07/05/2026

Macsaro Dahabi Ah, Tayo iyo tiraba waad ka helaysaa, bar mar tijaabi.

06/05/2026

Gold Edible Oil, The only Oil You Can Trust.

26/02/2026

Waanu Gaari Doonaa in aan Bulshada Saliido Noocyo badan u soo saarno.

Tani waa Saliida Gabaldayaha.

20/02/2026

Pure, Golden and Trusted.

This is Our production Road Map. Step by Step.
19/02/2026

This is Our production Road Map. Step by Step.

Ramadaan Mubaarak Dhamaan Macaamiishana Sharafta Mudan.
18/02/2026

Ramadaan Mubaarak Dhamaan Macaamiishana Sharafta Mudan.

Waxaa Sharaf noo ah in Cilmi baaristii ay qayb ka ahayd Warshada       loo xigtay Cilmi baaris kaloo caalami ah, taasoo ...
08/11/2025

Waxaa Sharaf noo ah in Cilmi baaristii ay qayb ka ahayd Warshada loo xigtay Cilmi baaris kaloo caalami ah, taasoo ay qayb ka ahayd wasaarada difaaca jamhuuriyada waqooyiga Masedooniya.

Hadafkeeno waa adeeg ku dhisan aqoon iyo amaano

Fadlan Tijaabi waxsoosaarkeena




Halkan ka eeg Cilmi baarista

Gold Edible Oil

https://www.researchgate.net/publication/357748714_The_Effect_of_Antioxidants_on_Peroxide_Value_in_Edible_Oil

Ministry of defence of Republic of North Macedonia

https://www.researchgate.net/publication/396740983_EFFECT_OF_CELERY_ADDITION_ON_THE_OXIDATIVE_STABILITY_OF_COLD-PRESSED_RAPESEED_OIL_UNDER_LIGHT_AND_DARK_STORAGE_CONDITIONS

Waxaan qayb ka nahay dabaaldaga maalinta Cuntada aduunka. Waxaa sharaf noo ah in aan bulshada la wadaagno hab-diyaarinta...
13/10/2025

Waxaan qayb ka nahay dabaaldaga maalinta Cuntada aduunka. Waxaa sharaf noo ah in aan bulshada la wadaagno hab-diyaarinta casriga ah ee Macsarada dahabiga.

Maalinta Cunnada Adduunka (World Food Day) 2025

Waxaan qaban doonnaa Madal lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Cunnada Adduunka, maalintan oo dunida oo dhan laga xuso, si loo kobciyo wacyiga bulshada guud ahaan, gaar ahaan dadka ka shaqeeya soo saaridda iyo warshadaynta cunnada.

Annaga oo kaashanayna Industrial Research & Consultancy Center Sanadkan (2025) mowduuca aan doorannay waa:
“Mustaqbalka Warshadaynta Cunnada Soomaaliya” kaas oo diiradda saaraya sida loo horumarin karo hal-abuurka, tayada iyo amniga cuntada dalka.

Waxaa lagu qaban doonaa dood furan (Panel Discussion) ay ka qeyb galayaan khubaro Soomaaliyeed oo caan ah.

Waxaan kugu martiqaadaynaa inaad nagala so qeyb gasho kulankan qiimaha leh ee lagu xoojinayo mustaqbalka warshadaynta cuntada Soomaaliya, adigoo iska diiwaangelinaya link-ga hoose 👇

🔗 https://docs.google.com/forms/d/1jfb95zHBmzzZ6LbO7gsOkDgcTXmX-7-WvjK9jMBvnBU/preview






Gold Edible Oil Sharaf wayn bay u tahay in ay bulshada lawadaagto waayo-aragnimadeeda ku aadan diyaarinta Macsatada daha...
13/10/2025

Gold Edible Oil Sharaf wayn bay u tahay in ay bulshada lawadaagto waayo-aragnimadeeda ku aadan diyaarinta Macsatada dahabiga ah.

🌍 Maalinta Cunnada Adduunka (World Food Day)
16 October 2025

Waxaa noo qorshaysan Madal lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Cunnada Adduunka, oo si ballaaran looga dabaaldego caalamka, si kor loogu qaado wacyiga bulshada ee ku saabsan muhiimadda cunnada, gaar ahaan dadka ku hawlan soo saarista iyo warshadaynta cuntada gudaha dalka.

🍽️ Annaga oo kaashanayna SafeFood Somalia , sanadkan (2025) mowduuca aan diiradda saaraynay waa:
“Mustaqbalka Warshadaynta Cunnada Soomaaliya”
mowduuc xooga saaraya hal-abuurka, tayada, iyo amniga cuntada Soomaaliyeed.

💬 Kulanka waxaa lagu soo bandhigi doonaa dood furan (Panel Discussion) oo ay ka qeyb galayaan khubaro Soomaaliyeed oo waayo-aragnimo leh, kuwaas oo ka hadli doona sida loo xoojin karo warshadaynta cuntada iyo amniga cuntada mustaqbalka.




Address

Afgoye Road, Garasbaley
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gold Edible Oil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share