Aflah Classic

Aflah Classic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aflah Classic, Grocers, Is goyska jeedjaceyl, Warta nabadda, Mogadishu.

Aflah classic🛍️ waxay idin kentay dharka ciida wiilasha o qurux iyo tayo saro leh balantenu waa style and comfort 🥰 ha s...
22/02/2026

Aflah classic🛍️ waxay idin kentay dharka ciida wiilasha o qurux iyo tayo saro leh balantenu waa style and comfort 🥰 ha sugin ilaa ay ka dhammaadaan oo h**e ugaar xaruntena📍Warta nabada isgoyska Geedjacey ama nagala so xirir massager
WhatsApp📞0614492319 ama numberka gaban ☎️696996

Aflah Classic🛍️ waxay ku kentay dharka ciida dhabdhaha naqshado qurux badan oo classic ah raaxana leh oo la socdo access...
22/02/2026

Aflah Classic🛍️ waxay ku kentay dharka ciida dhabdhaha naqshado qurux badan oo classic ah raaxana leh oo la socdo accessories qurux badan
Balantenu waa in gabadhada noqoto amiirada ciida🥰 hadaba ha sugin ilaa ay ka dhammaadaan oo h**e ugaar xaruntena📍Warta nabada isgoyska Geedjacey ama nagala so xirir massager
WhatsApp📞0614492319 ama numberka gaban
☎️696996

Farxadda ciida waa dhoolla-caddeynta carruurta 🥰 Aflah classic🛍️ waxay ku kentay Saacadaha gabdhaha yar yar + accessory ...
22/02/2026

Farxadda ciida waa dhoolla-caddeynta carruurta 🥰 Aflah classic🛍️ waxay ku kentay Saacadaha gabdhaha yar yar + accessory qurux badan midabyo kala duwan leh. balantenu waa qiimo macquul ah iyo tayo la hubo. Dalbo hadda ka hor inta aysan dhammaan oo h**e ugaar xaruntena
📍Warta nabada isgoyska Geedjacey ama nagala so xirir massager WhatsApp 📞0614492319 ama numberka gaban ☎️696996

Aflah Classic🛍️ waxay idin kentay taakoyinka🎀  ciida. Gabdhaha yaryar quruxdooda timaha ayay ka bilaabataa Aflah classic...
22/02/2026

Aflah Classic🛍️ waxay idin kentay taakoyinka🎀 ciida. Gabdhaha yaryar quruxdooda timaha ayay ka bilaabataa Aflah classic🛍️waxay diyar uthay in quruxda timaha gabadhada ka dhigto mid hadal heyn keenta🥰 ha sugin ilaa ay ka dhammaadaan oo h**e ugaar xaruntena 📍Warta nabada isgoyska Geedjacey ama nagala so xirir massager WhatsApp 📞0614492319 ama numberka gaban ☎️696996
so dhawow

رمضان مبارك كل عام وأنتم بألف عافية وخير
17/02/2026

رمضان مبارك كل عام وأنتم بألف عافية وخير

Macaamiishayada sharafta leh Aflah Classic🛍️waxay idin kentay fargalada raga oo aad uqurux badan hadaba ha mogan oo yan ...
20/08/2025

Macaamiishayada sharafta leh Aflah Classic🛍️waxay idin kentay fargalada raga oo aad uqurux badan hadaba ha mogan oo yan laga dhamaysan waxad uguso hagagi karta xaruntena📍Is goyska Geedjaceyl Warta nabadda
Sido kale waxad kuso dalban karta hab online ah Nagala
soo xidhiidh numberka📞614492319WhatsApp Messenger iyo wicitan ☎️ Hadda dalbo oo hadda hel 📦🚚

Macaamiishayada sharafta leh Aflah Classic🛍️waxay idin kentay sacadahi raga⌚️yan laga dhamaysan h**e ugar oo tayo iyo qu...
20/08/2025

Macaamiishayada sharafta leh Aflah Classic🛍️
waxay idin kentay sacadahi raga⌚️yan laga dhamaysan h**e ugar oo tayo iyo qurux ku lamane labiskaga.
📍waxad uguso hagagi karta xaruntena Is goyska
Geedjaceyl Warta nabadda Sido kale waxad kuso dalban karta hab online ah Nagala
soo xidhiidh numberka
📞614492319 Messenger
WhatsApp iyo wicitan☎️Hadda dalbo oo hadda hel📦🚚

Eid wngsn dhamaan macamiishena sharafta leh تقبل الله منا ومنكم صالح أعمال وكل عام وأنتم بألف خير 👏👏..
06/06/2025

Eid wngsn dhamaan macamiishena sharafta leh
تقبل الله منا ومنكم صالح أعمال وكل عام وأنتم بألف خير
👏👏..

Macaamiishayada sharafta leh AFLAH CLASSIC 🛍️🛒waxay idin keentay Dharka ciida gabdhaha👗 ku oo aaduqurux badan materialki...
29/05/2025

Macaamiishayada sharafta leh AFLAH CLASSIC 🛍️🛒waxay idin keentay Dharka ciida gabdhaha👗 ku oo aad
uqurux badan materialkisana aad usareyo Waxad uhelaysa Dhallaanka cusub ila 12jir
waxad uguso hagagi karta xaruntena Is goyska
Geedjacey, Warta nabadda,
Sido kale waxad kuso dalban karta hab online ah Nagala soo xidhiidh numberka 📞614492319
Messenger WhatsApp iyo wicitan
Hadda dalbo oo hadda hell📦🚚

Address

Is Goyska Jeedjaceyl, Warta Nabadda
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aflah Classic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category