DAYAX AHMED OSMAN

DAYAX AHMED OSMAN Isku day in aad ifahanto

Diyaaradda AKINCI oo dhawaan laga soo dejiyey magaalada Muqdisho, kadib markii ay Soomaaliya ka heshay Turkiga ayaa la s...
26/03/2025

Diyaaradda AKINCI oo dhawaan laga soo dejiyey magaalada Muqdisho, kadib markii ay Soomaaliya ka heshay Turkiga ayaa la sheegay in Arbacada maanta ay howlgeli doonto, taas oo ka dhigan in duqeymaha AS ay bilaabeyso.

Diyaaradaan oo labo xabo ah ayaa ah nooc casri ah, Injineerrada gacanta ku haya ayaa qabsaday in muddo toddobaad ah ay ku rakibayaan qalabkeeda markii la keenay.

Maanta oo Arbaco ah ayey AKINCI bilaabeysaa duullimaadyadeeda Soomaaliya, gaar ahaan dhulka ay AS joogaan, si ay u beegsato cadowga oo duqeymo u fuliso.

25/03/2025
25/03/2025

Gabalka sow Ma gadooto argagixiso gabalkodi woow dhacay in sha allaha #

Address

Somali
Mogadishu
2525

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DAYAX AHMED OSMAN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category