06/03/2026
π₯ Ma ogtahay sababta yoogat ka uu muhiim ugu yahay caafimaadka?
yoogatka shirkada malab dairy wuxuu siiyaa jirka:
β
Calcium
β
Energy
β
Faaiidooyin kale oo badan
Dooro yoogat ka nadiifka ah ee Malab Dairy oo ku raaxayso dhadhan iyo caafimaad isku jira.