24/06/2026
π Maalinta Barakaysan ee Caashuuraa π
Khamiista innagu soo fool leh waa Maalinta Caashuuraa, oo ah maalintii Alle SWT badbaadiyey Nabi Muuse (CS) iyo qawmkiisii, isla markaana halaagay Fircoon iyo ciidamadiisii.
Rasuulkeenna Muxamed ο·Ί wuxuu yiri:
"Waxaan Alle ka rajaynayaa in soonka Maalinta Caashuuraa uu dhaafo dembiyadii yaryaraa ee sannadkii ka horreeyey." (Saxiix Muslim)
Aan ka faaβiidaysanno fursaddan qiimaha badan annagoo ku dadaalayna:
π€² Soonka
π Akhrinta Qurβaanka
π Ducada iyo xuska Alle
Allah SWT ha naga aqbalo cibaadadeenna, hana inaga dhigo kuwa hela naxariistiisa iyo dambi-dhaafkiisa. Aamiin.
π§ Bilan Water β Nadiifnimo iyo Nolol Wanaagsan.