Laas Eats

Laas Eats Laas Eats= food delivery services.

Eid mubarak🤍Waxaan dhamaan musliminta lawadaagaynaa farxada eidul adhxaa ee ah munaasabada labaaad ee ugu weyn munaasaba...
05/06/2025

Eid mubarak🤍
Waxaan dhamaan musliminta lawadaagaynaa farxada eidul adhxaa ee ah munaasabada labaaad ee ugu weyn munaasabadaha islaamka.
Waxaa leyanahay كل عام وانتم بخير sanadkan sanadkisa bashbash iyo barwaaqo Alle hainagu gaarsiyo.

Eats

Soonka maalinta Carafo iyo fursadaha muhiimka ah ee ku jiro aan ka faa'iideysano Walaalayaal.    Carafo  Eets
04/06/2025

Soonka maalinta Carafo iyo fursadaha muhiimka ah ee ku jiro aan ka faa'iideysano Walaalayaal.
Carafo Eets

Laas Eats waxaad ka helaysaa qado raqiis ah oo ku qancisa, had iyo jeer waxaan utaagannahay qancinta macaamisheyna.   Ea...
02/06/2025

Laas Eats waxaad ka helaysaa qado raqiis ah oo ku qancisa, had iyo jeer waxaan utaagannahay qancinta macaamisheyna.
Eats

31/05/2025

Goorme ayaa kagu dambeysy in aad laas eats qado ka dalbato?

🔥 Kaxarrow kuleelka oo kadalbo cunnadaada Laas Eats!📍 Gurigaaga joog ama goobtaada shaqo – annaga ayaa kuu keenayna!📲 Wh...
24/05/2025

🔥 Kaxarrow kuleelka oo kadalbo cunnadaada Laas Eats!
📍 Gurigaaga joog ama goobtaada shaqo – annaga ayaa kuu keenayna!
📲 WhatsApp: 0610877005

🔥 Laas Eats – Today's Best Food Deal!Dalbo cunno macaan & caafimaad leh maanta!🚚 Delivery bilaash ah gudaha Mogadishu💯 I...
15/05/2025

🔥 Laas Eats – Today's Best Food Deal!
Dalbo cunno macaan & caafimaad leh maanta!
🚚 Delivery bilaash ah gudaha Mogadishu
💯 Ilaa 50% qiima dhimis
📲 WhatsApp: 0610877005

09/05/2025

Ma tahay qof xafiis ka shaqeeya? Ma raadisaa qado fiican maalin kasta, laakiin waqtiga lagaa galaa?

Laas Eats waxay kuu fududeysay arrintaas:

Qado kulul oo tayo leh ayaa maalinkasta laguu keenaa, si toos ah xafiiskaaga.

Maalin kasta qadadaada qaado, lacagtana bishii mar keliya iska bixi.

Looma baahna dalab joogto ah — si toos ah ayaa laguu adeegayaa.

Waa adeeg loogu talagalay dadka shaqeeya oo u baahan fudayd, kalsooni iyo joogteyn.

Nagala soo xiriir: 0610877005
Ama nagu soo booqo Facebook: Laas Eats

Laas Eats – Qado maalin kasta, lacag bille ah!

Ku soo dhawoow Laas Eats!Waxaan kuu diyaarinay qado macaan oo si online ah laguu keeno. Maanta iyo maalin kasta, Laas Ea...
27/04/2025

Ku soo dhawoow Laas Eats!
Waxaan kuu diyaarinay qado macaan oo si online ah laguu keeno. Maanta iyo maalin kasta, Laas Eats waxay kuu keenaysaa cunto tayo leh oo si degdeg ah kuu soo gaarta.
La soco boggeena si aad u hesho dalabyo cajiib ah iyo adeeg hufan!

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 14:30
Tuesday 09:00 - 14:30
Wednesday 09:00 - 14:30
Thursday 09:00 - 14:30
Saturday 09:00 - 14:30
Sunday 09:00 - 14:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Laas Eats posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share