Dhay Official

Dhay Official Dhay! The Premium Milk Brand -
Crafted for purity β€’ Delivered with care
Taste the difference!

29/08/2026

Caanaha Dhay! waa Doorasho caafimaad leh oo ku habboon dadka doonaya inay miisaanka dhimaan iyo kuwa ka taxaddaraya dufanka. πŸ’ͺ✨
πŸ₯›

Ka dalbo 0610888729

Madasha Abaalmarinta Hoggaaminta Somaliyeed (Somali Leadership Awards 2026) Waxan ku faraxsanahay in aan ka qayb galnay ...
21/08/2026

Madasha Abaalmarinta Hoggaaminta Somaliyeed (Somali Leadership Awards 2026)

Waxan ku faraxsanahay in aan ka qayb galnay munaasabadda Somali Leadership Awards oo lagu maamuusayo Hoggaaminta, dadaalka Iyo saamaynta wanaagsan ee bulshada.

Dhay waxa lagu guddoonsiiyey Best Innovation Product Award 2026! Waxan u mahadcelinaynaa Alle Iyo dhammaan macaamiisheena! 🫢🏽πŸ₯›

24/07/2026
πŸ“’πŸ“’πŸ“’πŸ“’ Fursad Tartan Baristayasha ee Mogadishu! πŸ† Ma tahay barista ku fiican samaynta farshaxanka latte-ga? Ka so qayb gal...
05/04/2026

πŸ“’πŸ“’πŸ“’πŸ“’ Fursad Tartan Baristayasha ee Mogadishu! πŸ†

Ma tahay barista ku fiican samaynta farshaxanka latte-ga? Ka so qayb gal tartankeena oo muuji xirfadahaaga

Closing Date: 30 April 2026!

πŸ₯›πŸ₯› Caruurti Lasiiyo Canaha Dhaay Caruurta facood ah waxbey Dheer Yihiin.! Ma aragtay farxadda carruurta marka ay cabbaan...
31/03/2026

πŸ₯›πŸ₯› Caruurti Lasiiyo Canaha Dhaay Caruurta facood ah waxbey Dheer Yihiin.!

Ma aragtay farxadda carruurta marka ay cabbaan caano Dhay? 😊

Taasi waa sababta ay hooyooyin badan u doortaan DHAY – caano nadiif ah oo nafaqo buuxda leh.

✨ Dhay Waxay dhistaa lafaha carruurta
✨ Dhay Waxay kordhisaa xoogga & firfircoonida
✨ Dhay Dhadhan macaan oo ay carruurtu jecel Yihiin mar walba 😍

πŸ“¦ Ka hel dukaamada kuu dhow
πŸ’™ DHAY – Caano ku habboon carruurtaada Iyo Qoys Kaaga

30/03/2026

Subax kasta ku bilow tamar iyo caafimaad!

Caanaha Dhay waa 100% caano lo’ oo saafi ah, dhadhan macaan leh, kana buuxa nafaqo jirkaaga u baahan yahay.

β˜• Ku dar shaahaaga
🍽️ Ku cun quraacdaada
πŸ’ͺ Ku xooji maalintaada

Dooro Dhay – caafimaad iyo dhadhan wada jira!

19/03/2026

Ciid Mubaarak! πŸŒ™
Farxadda Ciida ayaan idinla wadaagayaa adinka, qoysaskiina, iyo ummadda Soomaaliyeed. Nabad iyo barwaaqo ku Ciida!

Afur aan caanaha Dhay ku jirin ma dhaymaystirna! πŸ˜‹
04/03/2026

Afur aan caanaha Dhay ku jirin ma dhaymaystirna! πŸ˜‹

25/02/2026

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 19:00
Thursday 07:00 - 19:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 19:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhay Official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category