Glukan Drink

Glukan Drink Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Glukan Drink, Food & Drink, Goley Tower, Abdikasin Road/Mogadishu Somalia, Mogadishu.

Murqahaga dhis, harraadkana iska tir!Inta Aad gymka joogtid ma isku aragta daal badan, mana ku xanuunsata supplements ka...
18/04/2026

Murqahaga dhis, harraadkana iska tir!

Inta Aad gymka joogtid ma isku aragta daal badan, mana ku xanuunsata supplements kala duwan - Glukan cabitaan jirkaga tamar iyo difaac siinayo u fiican in aadan daalin.

Waxaad ka helaysaa:

Royal supermarket (Danwadagta)
Gorad supermarket (Bulaxubey)
Qaasim supermarket (Taleex/ zone-ka carwada)
Walalaha supermarket (Taleex / near isgoyska taleex)
Aaran Hypermarket (Qeybta Shaqaalaha/Maka al mukarama)
Juba Hypermarket (Qeybta Juba)

GLUKAN Waa cabitaan jirkaga tamar iyo difaac siinayo u fiican in aadan daalin iyo dheefshiidka. hadda tahay qof dheela s...
08/04/2026

GLUKAN Waa cabitaan jirkaga tamar iyo difaac siinayo u fiican in aadan daalin iyo dheefshiidka. hadda tahay qof dheela sports kala duwan, fuuq baxay, sooman, safra, ama waxyabo culus qaada oo jirkisa u baahan tamar - Glukan Waa saxibka u baahan tahay.

Aaway macamiisha ku xiran JUBA HYPERMARKET?GLUKAN waxaad ka helaysaa JUBA HYPERMARKET Qeybta JUBA. Glukan waa cabitaan k...
05/04/2026

Aaway macamiisha ku xiran JUBA HYPERMARKET?

GLUKAN waxaad ka helaysaa JUBA HYPERMARKET Qeybta JUBA.

Glukan waa cabitaan ka kooban glucose, electrolytes, zinc, iyo immunepath IP.

Waxaa loogu talagalay dadka u baahan tamar/energy sida dadka safarka, soonka iyo dadka cunto-da yar, dadka ciyaara banooniga, gym ka, guud ahan sports kala duwan sameeya, dadka fuuq baxa, xamaaliga(dadka shaqooyinka culus qabto).

Waxa uuna ka caawina in tamar degdeg ah iyo difaac joogto ah.

Markaad Daasho… Glukan Ku Noolee!Glukan waa cabitaan ka kooban glucose, electrolytes, zinc, iyo immunepath IP. Glukan wa...
05/04/2026

Markaad Daasho… Glukan Ku Noolee!

Glukan waa cabitaan ka kooban glucose, electrolytes, zinc, iyo immunepath IP.

Glukan waxa uu ku siinaya firfircooni, tamar, iyo difaac marwalba, ahow qof jirkiisa biyo badan ka baxay (fuuq baxay), qof sports kala duwan dheela, qof safraayo, sooman, ama xoogsato shaqoyin culus qabta - GLUKAN waa saaxibka u baahan tahay.

Glukan Waxaad ka helaysaa:

- Royal supermarket (Danwadagta)
- Gorad supermarket (Bulaxubey)
- Qaasim supermarket (Taleex/ zone-ka carwada)
- Walalaha supermarket (Taleex / near isgoyska taleex)
- Aaran Hypermarket (Qeybta Shaqaalaha/Maka al mukarama)
- Juba Hypermarket (Qeybta Juba)

GLUKAN waxaad ka helaysaa Aaran Hypermarket qeybta shaqaalaha. Glukan waa cabitaan ka kooban glucose, electrolytes, zinc...
04/04/2026

GLUKAN waxaad ka helaysaa Aaran Hypermarket qeybta shaqaalaha.

Glukan waa cabitaan ka kooban glucose, electrolytes, zinc, iyo immunepath IP.

Waxaa loogu talagalay dadka ciyaara banooniga, gym ka, guud ahan sports kala duwan, dadka fuuq baxa, xamaaliga iyo dadka shaqooyinka culus qabto.

Wuxu sido kle caawina dadka safarka, soonka iyo cunto-da yar

Waxa uuna ka caawina in tamar degdeg ah iyo difaac joogto ah.

GLUKAN Waxaad ka helaysaa:Royal supermarket (Danwadagta) Gorad supermarket (Bulaxubey) Qaasim supermarket (Taleex/ zone-...
04/04/2026

GLUKAN Waxaad ka helaysaa:

Royal supermarket (Danwadagta)
Gorad supermarket (Bulaxubey)
Qaasim supermarket (Taleex/ zone-ka carwada)
Walalaha supermarket (Taleex / near isgoyska taleex)
Aaran Hypermarket (Qeybta Shaqaalaha/Maka al mukarama)
Juba Hypermarket (Qeybta Juba)

Glukan waa cabitaan ka kooban glucose, electrolytes, zinc, iyo immunepath IP.

Malahan wax aash*to ah, ama Caffeine, marka laga soo tago in electrolytes, zinc, iyo glucose oo energy ku siineyso, glukan waxay kaloo u fiican tahay dheefshiidka.

Tijaabi maanta oo hel tamar degdeg ah iyo diyaac u baahan tahay.

Ma Ogtahay Glukan iny soonka u fiican tahay?Waa run glukan waxa ay aad ugu fican tahay ramadanka: Daal la'aan, energy fi...
05/03/2026

Ma Ogtahay Glukan iny soonka u fiican tahay?

Waa run glukan waxa ay aad ugu fican tahay ramadanka: Daal la'aan, energy fican iyo dheefshiid wanagsan hel inta ramadanka ka dhiman.

Glukan waxa ay ka kooban tahay electrolytes, glucose, zinc iyo immunePath IP.

04/03/2026

Energy maka dhamaada marka la gaaro lix saac kadib?

Glukan ayaad u baahan tahay inaa suhuurta ku darsatid cabitankeda, Glukan waxad ka helaysaa electrolytes, zinc iyo glucose.

Tijaabi hal sahuur adiga yaabi done!

Waxan Aad ugu faraxsanahay in aan Sponser gareyno kooxda Tayo Academy - tartanka ramadanka ee Bulaale cup ka socdo Garoo...
24/02/2026

Waxan Aad ugu faraxsanahay in aan Sponser gareyno kooxda Tayo Academy - tartanka ramadanka ee Bulaale cup ka socdo Garoonka macquul.

Team Tayo waxan idin rajeynaa In Aad tartankan ku guuleystaan.

21/02/2026

GLUKAN Family gacmo furan ugu soo dhawaaw🙌

Glukan waa cabitaan ka kooban glucose, electrolytes, zinc, iyo immunepath IP.

Waxa uuna ka caawina in tamar degdeg ah heshid.

Glukan tijaabi adigaa yaabi doone!

02/02/2026

Daal iyo tabar la’aan yaa laga dareemin markale xariif.

Glukan waxa ka kooban tahay electrolytes, glucose, zinc iyo immunepath IP

31/01/2026

waa la isku sheegay 👀

Horey u qaado daal waa iska iloobeysaa.

Address

Goley Tower, Abdikasin Road/Mogadishu Somalia
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Glukan Drink posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category