Maara Products

Maara Products Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maara Products, Mogadishu.

02/09/2023
13/04/2023

Treat Yourself Or A Loved One To A Luxury pure Somalian honey Gift This Ramadan or Eid al-fitr. Shop Now

Thank you Beydan ...... More than a coffee shop πŸ™ŒπŸΏ
Thank you Cad iyo caano

πŸ§‘πŸΏβ€πŸŒΎπŸšœ We are empowering local farmers build sustainable market linkages and value chains.

🌾🌽 food Security, we are strengthening Somalia's food systems.

We produce uniquely favourable products that evoke a sense of Somalia's unspoiled wilderness.

πŸ“Mogadishu with ❀️

πŸ“² Order WhatsApp only +252610757095



Customer "I just want a love that feels as good as Peanut butter"  " We can't guarantee you Love, but we believe that by...
04/04/2023

Customer "I just want a love that feels as good as Peanut butter"

" We can't guarantee you Love, but we believe that by making a better Peanut butter we can make a better World, with loads of πŸ’•" 😁

πŸ§‘πŸΏβ€πŸŒΎπŸšœ We are empowering local farmers build sustainable market linkages and value chains.

🌾🌽 food Security, we are strengthening Somalia's food systems.

We produce uniquely favourable products that evoke a sense of Somalia's unspoiled wilderness.

πŸ“Mogadishu with ❀️

πŸ“² Order WhatsApp only +252610757095



Jumua Mubarak! Eid collection 🎁 🍯U iibi hadiyad qurux badan qofka aad jeceshahay, bishan barakeysan ama Ciida.Malabka ya...
31/03/2023

Jumua Mubarak! Eid collection 🎁 🍯

U iibi hadiyad qurux badan qofka aad jeceshahay, bishan barakeysan ama Ciida.

Malabka yada dabiiciga ah waxay la yimaadaan sanduuq hadiyadeed 🎁

Waxaan u habaynnaa alaabada dhadhanka u gaarka ah oo kicisa dareenka cidlada Somalida.

Buy a beautiful gift for your loved one, on this holy month or the Eid festive

Our organic honeys come with a gift box.

We process uniquely flavour products that evoke a sense of somalis wilderness.

Order Via WhatsApp only 61 0757095

Follow us on Instagram

https://instagram.com/maaraproducts?igshid=ZDdkNTZiNTM=

Shinnidu waxay nooshahay wax ka yar 40 maalmood, waxay booqataa ugu yaraan 1000 ubax waxayna soo saartaa wax ka yar malq...
26/03/2023

Shinnidu waxay nooshahay wax ka yar 40 maalmood, waxay booqataa ugu yaraan 1000 ubax waxayna soo saartaa wax ka yar malqacad malab ah, laakiin shinnidu waa nolol. mahadsanid shinniyeey 😁.

Malab Saafi ah 500g iyo 250g + Gift box free ah.

WhatsApp Kaliya Β±252610757095

Waxaad dhawaan ka iibsan doontaan alaabadayada meelo badan oo ay ka mid tahay Arbe, Java Muqdisho.Dhanka kale haddii aad...
21/03/2023

Waxaad dhawaan ka iibsan doontaan alaabadayada meelo badan oo ay ka mid tahay Arbe, Java Muqdisho.

Dhanka kale haddii aad rabto inaad iibsato subaga lawska ah ee macaan ama malabkayaga saafiga ah si naxariis leh noogu soo wac ama fariin noogu soo dir 1 saac gudahood ayaan kuugu soo gudbin doonaa goobtaada Muqdisho.

Mahadsanidiin Dhammaantiin.

Maara Team

Jumma Mubarak!  Alle hana waafajiyo dhammaan rajadeeyna, hammigeeyna iyo ducadayada!Macaamil Fadlan ogow, kaliya waxaan ...
17/02/2023

Jumma Mubarak! Alle hana waafajiyo dhammaan rajadeeyna, hammigeeyna iyo ducadayada!

Macaamil Fadlan ogow, kaliya waxaan aqbalnaa dalabaadka horudhaca ah oo kaliya, taasoo la macno ah haddii aad hadda wax iibsatid, keenistaada waxaa lagu soo diri doonaa 7 maalmood gudahood. iyadoo ay ugu wacan tahay mug badan oo dalabaad ah ayaanu hadda wadnaa.

Mahadsanidiin.

Hiigsigeena fog waa in aan aragno dhaqaale maxalli ah oo Soomaaliya ka hanaqaada oo iskiis u kobcaya, siinaya shaqooyin xasilloon, daboolaya baahiyaha nafaqeynta ee qof kasta oo Soomaali ah.

Waxii Faahfahin ah Kala Xiriir What'sapp +25261 0757095.

Ogeeysiis Macaamisheena!πŸ€πŸ™Sida aad hadda ogtihiin, waxa dhacday abaaro saamayn taban ku yeeshay wax-soo-saarkii beeraha,...
16/02/2023

Ogeeysiis Macaamisheena!πŸ€πŸ™

Sida aad hadda ogtihiin, waxa dhacday abaaro saamayn taban ku yeeshay wax-soo-saarkii beeraha, lawskeennu waxa uu ku dhawaad ​​saddex laabmay qiimihiisu, nasiib darro marar dhif ah ayaa laga yaabaa in aanu joojino wax-soo-saarkeenna.

Alxamdulilaah, waxaan ugu bishaareyneynaa macaamiisheena sharafta leh in aan dib u bilaabi doono wax soo saarkeena dhawaanna aad ka heli doontaan wax soo saarkeena dhadhanka gaarka ah leh. Kuwaas oo kicinaya dareenka duurjoogta aan la burburin ee Soomaaliya.

Dear Customers

As you might know by now, there has been drought which had negatively impacted our agricultural output, our Groundnut prices had almost tripled in price, due to these unfortunate situation we decided to pause our production late last year.

Alhamdulillah, We are pleased to inform our esteemed customers that we will resume our production and you will soon be enjoying our uniquely flavoured products that evoke a sense of Somalia's unspoiled wilderness.

Follow us on Instagram for more updates 😊

https://instagram.com/maaraproducts?igshid=ZDdkNTZiNTM=


Mahadsanidiin Walaalayaal

Anagoo oo Maara Products waxaan umada Soomaaliyed Meel walbo eey joogan ba, laqeeyb sa neey NAA Guusha eey soo hoyeen Oc...
15/10/2022

Anagoo oo Maara Products waxaan umada Soomaaliyed Meel walbo eey joogan ba, laqeeyb sa neey NAA Guusha eey soo hoyeen Ocean Stars πŸ’ͺπŸΏπŸ‡ΈπŸ‡΄

06/09/2022

Maara Products Waxay hoggaaminaysaa wax soo saarka lawska ee dalka oo kamid ah dalagyada ugu badan ee la beero.
Si aad u dalbato la soo xiriir taleefoonada iyo ciwaanada kuu muuqda.

Sirtu waa dhadhanka!

Order 🍯 Loows Dabiici iyo Mid Malab lagu daray.....600g dhalo Weyn

πŸ“±0610757095

πŸ“ Mogadishu

Sawirka kuwaad Waa Loowska Wadankeena Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ kasoo-goa, iyo Hala Hectares! Sawirka Labadaa waa Wadama deriska ah wax...
29/08/2022

Sawirka kuwaad Waa Loowska Wadankeena Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ kasoo-goa, iyo Hala Hectares! Sawirka Labadaa waa Wadama deriska ah wax Soo saarkooda.

Maxaa kaaga baxay labada Sawir?

See Wax Soo Saarka Wadanka loo xoojin karaa?

Nala wadaag fikirkaada!

Maamulaha Shirkada oo Sameynaya indha indheen Ku saabsan Tayada Loowska cusub oo Galabta kayimid Tuuloyinka Qoordheere, ...
28/08/2022

Maamulaha Shirkada oo Sameynaya indha indheen Ku saabsan Tayada Loowska cusub oo Galabta kayimid Tuuloyinka Qoordheere, Qoor Ciise iyo Akab Duco ee Shabeelle dhexe..... Waxaan soo saareynaa subagga lawska oo cusub anagoo adeegsanayna lawska ugu fiican.

Waxaan soo saar-naa badeecooyin dhadhan fiican lehπŸ₯œπŸ―.

Subagga loows-keena waa Dabiici, dhammaan wax-soo-saarkayagu waxa lagu sameeyaa Soomaaliya πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺ🏿

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maara Products posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maara Products:

Share