Doctor Shair

Doctor Shair Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Doctor Shair, Grocers, mogdisho, .

🌟 Al Micraaj Online Business 🌟
📚 Hoyga Agabka Waxbarashada Carruurta
Ku bar carruurtaada aqoon, anshax iyo xirfad adigoo u maraya agab tayo sare leh oo fududaynaya barashada.

25/01/2026
awood siinta ardayda in awoodooda isticmaalaan
25/01/2026

awood siinta ardayda in awoodooda isticmaalaan

05/12/2025
25/08/2024

BTI is a renowned vocational training institution situated in Mogadishu, Somalia.

01/08/2022

أهم المنح الدراسية المتاحة لدرجة الماجستير

⭕ منحة جامعة باث لدراسة الماجستير في بريطانيا 2022

https://www.truescho.com/ar/scholarships/658

⭕ منحة ماجستير في ألمانيا 2022

https://www.truescho.com/ar/scholarships/638

⭕ منحة جامعة لندن للفنون UNIVERSITY OF ARTS LONDON (UAL) لدراسة الماجستير في بريطانيا

https://www.truescho.com/ar/scholarships/620

⭕ منحة الحكومة الأسترالية لدراسة الماجستير في جامعة لاتروب في أستراليا

https://www.truescho.com/scholarships/469

⭕ منحة معهد نيوجيرسي للتكنولوجيا للدراسة في أمريكا

https://www.truescho.com/scholarships/142

⭕ منحة ليستر بيرسون في جامعة تورنتو في كندا 2022 -2023

https://www.truescho.com/scholarships/230

⭕ منحة جامعة سكولتيك للدراسة في روسيا

https://www.truescho.com/ar/scholarships/168

⭕ منحة حكومة سنغافورة 2022

https://www.truescho.com/scholarships/326

⭕ منحة جامعة ماسي للدراسة في نيوزلندا 2022

https://www.truescho.com/scholarships/355

⭕ منحة للدراسة في جامعة برمنغهام في بريطانيا 2022

https://www.truescho.com/scholarships/518

⭕ منحة جامعة ماركوني للدراسة في أمريكا 2022

https://www.truescho.com/scholarships/710

⭕ منحة جامعة ألبورج في الدنمارك 2022

https://www.truescho.com/scholarships/416

⭕ منحة جامعة ممفيس للدراسة في أمريكا 2022

https://www.truescho.com/scholarships/705

⭕ منحة جامعة بوسطن للدراسة في أمريكا 2022

https://www.truescho.com/scholarships/704

⭕ منحة لدراسة الماجستير في جامعة نوريتش في أمريكا

https://www.truescho.com/scholarships/597

⭕ منحة جامعة بوند للدراسة في أستراليا 2022

https://www.truescho.com/scholarships/696

بامكانكم تحميل تطبيقنا للوصول للفرص والروابط بسهولة
http://onelink.to/sp3pys

رابط حسابنا على انستاغرام
https://www.instagram.com/truescho

لأحدث المنح الدراسية والإعلانات السريعة بإمكانك الآن الإنضمام لقناتنا على تلجرام
https://t.me/truescho

قناتنا على اليوتيوب
https://youtube.com/c/TrueschoAcademy

Bulshada wax haloo qabtay asxabay waliba si ay ku qanacsanyihiin
19/02/2022

Bulshada wax haloo qabtay asxabay waliba si ay ku qanacsanyihiin

13/09/2020

General safety rules

Asxaabtayda researchka daneeya halaga faidaysto
13/09/2020

Asxaabtayda researchka daneeya halaga faidaysto

12/09/2020

𝗧𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮

Tallaalka waa daawooyin la siiyo hooyooyinka iyo dhallaanka si ay isaga difaacaan cudurada.

ilmaha marka ay dhashaan waxaa laga tallaalaa cudurka qaaxada waxaana
la siiyaa tallaalka loo yaqaano (B.C.G.) waxaa kale oo laga tallaalaa cudurka dabeysha waxaana la siiyaa tallaalka loo yaqaan (O.P.V.) afartan baxa ka dib waxaa laga tallaala tallaalka saddexan ee loo yaqaan (D.P.T.) oo ay la socota polio. Bil kadibna waxaa laga tallaalaa tallaalka seddexan iyo polio haddana bil kadib waxaa la siiyaa tallaalka

saddexan oo ay la socoto Polio. ilmuhu marka ay gaaraan 9 bilood iyo wixii ka sareeya waxaa la siiyaa tallaalka jadeecada ee loo yaqaan (measles vaccine) M.V. ilmuhu marka ay gaaraan 10 bilood iyo wixii ka sareeya waxaa la siiyaa tallaalka saddexan (D.P.T) iyo (polio) oo loo yaqaano (booster)

𝗠𝗲𝗲𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝘁𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗼

𝗕.𝗖.𝗚 waxaa laga tallaalaa gacanta bidix maqaarka hoostiisa (interdermal)

𝗗.𝗣.𝗧 waxaa laga tallaalaa labada bowdo ee muraqyada hadba tii aad doonto

𝗠𝗘𝗔𝗦𝗟𝗘𝗦 waxaa laga tallaalaa garabka midig ee baruurta hoosteeda (subcutaniously)

𝗣𝗢𝗟𝗜𝗢 waxaa laga siiyaa labo dhibcood oo afka ah haddii uu shubmayana 3 dhibcood

𝗧𝗘𝗧𝗔𝗡𝗨𝗦 teetanada haweenka waxaa laga tallaalaa labada garab ee muraqyada
hadba kii aad doonto (intermuscular)

𝗗𝗵𝗶𝗰𝗶𝘁𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗧𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮

1)Tallaalka waxa uu dhacaa marka uu kululaada ama qabowga ka bato
2) Marka meel qorax ah lagu bixiyo
3) Marka waqtiga dhicitaanka la gaaro
4) Silsilada keydinta qabowga oo lunto

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲 𝗱𝗵𝗲𝗵 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗴 𝗮𝘀𝘅𝗯𝘁𝗮𝗱𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗲

𝗟𝗶𝗸𝗲 𝘀𝗮𝗮𝗿 𝗽𝗮𝗴𝗲 𝗸𝗮

Address

Mogdisho

00252

Telephone

+252615379607

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Doctor Shair posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Doctor Shair:

  • Want your business to be the top-listed Food & Beverage Service?

Share