26/10/2025
Warshada Biyaha ee imra Mineral water 💦 oo soo kordhisay adewgyo cusub .
Warshada Biyaha Imra Mineral Water waxay soo kordhisay adeegyo cusub oo dhowaan si toos ah shaaca looga qaadi doono,
Dhamaan macaamisha cusub iyo kuwii h**e ba Company ga biyaha Imra Mineral Water waxay sameen doontaa (Big Discount Sale)
Waxaan soo dhaweeynaynaa dhamaan macaamiisha 5 ta degmo ee guud ahaan gobol ka bakool,
Shirkada biyaha ee Imra Mineral Water waxay kusoo aaday xili adag oo Huddur iyo guud ahaan gobol ka bakol aan laga helin biyo nadiif ah ama aan laga cabin biyo nadiif ah,
Shirkada Emra Mineral Water Gabi ahaan ba waxay meesha kasaartay in aan lacabin biyaha wasaqaysan oo si loo yareeyo dadka dhagnaxta kiliyaha kagasha oo sabab u ah (luck of clean water )ama in lawaayo biyo nadiif ah,
Gunaanad,
Dhowaan waxan rajaynayaa in la helo adeegyo kala duwan sida delivery car iyo nocyada kala duwan liters ama aaga qajaclaha,
Diiwaan galinta macaamiisha way socotaa dhamaan degmooyinka iyo tuuluuyinka inta ba (welcome to the Emra Mineral Water )