06/08/2026
Waxaa farxad weyn u ah reer Galmudug inaan maanta helno shaqsi si qoto dheer u fahamsan siyaasadda maanta iyo tii shalay kana warqaba duruufaha iyo baahiyaha kala duwan ee bulshada
Waa hoggaamiye fahmi kara culimada cuqaasha dhalinyarada iyo ururrada haweenka, isla markaana mideyn kara bulshada si loo gaaro horumar iyo wadajir
Caawa waa habeen damaashaad iyo reyn-reyn u ah dhammaan reer Galmudug kadib ku dhawaaqista musharraxa Golaha Wakiillada Galmudug
Xil. Hussein Mohamed Nur Mohamed
Hussein 4 Galmudug 🇸🇴
Hambalyo! 🎉🎉🎉