Abdinur Show

Call Directions Website Contact the business

Abdinur Show Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdinur Show, Jigjiga.

03/07/2026

🔥 Khiyaanadii Abu Zayd iyo Fariintii la yaabka lahayd ee uu kaga tagay Kooreha Faraska

Isku soo baxii ugu ballaadhna ee musharrax madax-bannaan sameeyo ayaa Jigjiga ka qabsoontay. Waa Musharrax Suhayb Axmed ...
15/05/2026

Isku soo baxii ugu ballaadhna ee musharrax madax-bannaan sameeyo ayaa Jigjiga ka qabsoontay. Waa Musharrax Suhayb Axmed Maxamed, oo jidadka iyo hoolka shirarka ku soo bandhigay taagerayashiisa. Jigjiga ayuu ka sharraxan yahay.

06/05/2026
"Jigjiga waxyaalaha cajiibka ah ee aan ku arkay waxaa kamid ah: in Huteelada lagu qoro hoyga jiifka. Siddoo kale Farmasi...
03/05/2026

"Jigjiga waxyaalaha cajiibka ah ee aan ku arkay waxaa kamid ah: in Huteelada lagu qoro hoyga jiifka. Siddoo kale Farmasiga waxaa lagu qoraa "Dukaanka daawoyinka." Meel kale oo Soomali degto oo hoyga Jiifka lagu qoro majirto. Waxay muijinaysa in Af-Soomaligii saxdaa wali halkan laga isticmaallo."

Xamse Shaacir, oo Deeganka ka warbixinayay.

29/04/2026

😱 Qiso yaab leh

28/04/2026

🔥Nolosheyda ayay badashay…”)😲

Cusmaan binu CafaanAbuubakar As-SiddiiqCali binu Abii DaalibCumar binu Khaddaab
27/04/2026

Cusmaan binu Cafaan
Abuubakar As-Siddiiq
Cali binu Abii Daalib
Cumar binu Khaddaab

Khaliifkii Sadexaad Ee Islamka

waxqabadka dowlada xasan sheekh maxamud afartiisano ee lasodhafay fikirkaga comment ga ku sooqor
27/04/2026

waxqabadka dowlada xasan sheekh maxamud afartiisano ee lasodhafay
fikirkaga comment ga ku sooqor

08/03/2026

Address

Jigjiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinur Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdinur Show:

Shortcuts

Share