02/11/2023
Muqdisho tobankii bilood ee lasoo dhaafay waxaa ka dhacay 265 kiis oo Kufsi ah oo loo geystay gabdho 18 sano jir ka hooseeyo.
Xogtaan waxaa baahiyay maamulka Isbitaal Madina oo sheegay in xitaa caruurta la kufsaday ku jiraan 58 wiil oo da’dooda ka hooseeyso 18 jir.