Xusein sh Abdirahman

Xusein sh Abdirahman Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xusein sh Abdirahman, Grocers, Jigjiga.

23/02/2026

Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

soonka iyo salaada rabiyoow naga qabal 🤲manta waxan matalay xidiga hargeele😀
22/02/2026

soonka iyo salaada rabiyoow naga qabal 🤲

manta waxan matalay xidiga hargeele😀

17/01/2026

meeshan hal iikala kiciyo ree afdheer iyo ree nogobeed iyo ree dollo iyo ree qoraxy iyo ree jarar iyo ree erara ree godey en en

10/12/2025

Africa waaa geed hoos wayn ooy hadhsadan dadka mad madoow🤣🖐

25/11/2025

waan idin salaamy kuwa halkan iigu jira🖐

19/08/2025

RAADINTA BEELWAYNTA REE AMAADIN KHALAF EE DAGTA GOBOLADA SHABELLE NOGOB IYO ERAR.

‎✍️ Marka 1aad k**a xumin cid kasta oo deegaamayn cusub heshay ee waxan anana doonaynaa waxan xaqa u lahayn oo ku maqan xukuumada deegaanka DDS.
‎Waxan raadinaynaa xuquuqdii dhulka ballaadhan ee gobolada nogob, erar iyo shabelle taas ooy dagto beeshu inta badan qaybana nalala d**o gaar ahaan saami qaybsiga gobolka shabelle, saami qaybsiga gobolka nogob iyokan gobalka erar kuwaas oo ay ka jirtay cadaalad daro xoog badan, Tusaale, xildhibaanadii oo isbadalka kadib laga wareejiyay dagmooyinka Fiiq, mayu muluqo iyo qubi.

‎✍️ Waxaan diidanahay matalaad la.aanta heer deegaan oo dadka daga dhulkaas ballaadhan ayna ku lahayn matalaad ay ku qancaan dhamaan aqoonyahan koodiina laga dhigay mid la beegsaday iyo mid iska jooga camal la aan.

‎✍️ GABAGABADA

‎Waxaan ka codsanaynaa xukuumada in laga jawaabo baahiyaha aan tabanayno ee taban ugu na h**eeyaan:-

‎1. In naloo ansixiyo laguna dhawaaqo xarun Gobol oo Qari-jiqood ah si xalwaara loo helo
‎2. In magaalooyinkii dhulkaas een lagu sodarin markii h**e Qaabdhusmeedka dib loo eego sida dagmooyinka taariikhiga ah ee imay bari, dhuxun, xamaro.
‎3. In dagmooyinka iyadna dhulkas dib lofiiriyo ee qabalayaasha qadiimiga ah sida gudhis, garaslay, Barmiil, gasaangas, barmiil iyo Iwm.
‎4. intuu isbadalku dhacay waxay beeshu wayday matalaadii ay ka heli jirtay heer deegaan Marka waxan xukuumada ka codsanaynaa cod dheera kuleenahay waxan indhaha kuhaynaa oon rabnaa saami qaybsigii deegaanka aan kulahayn sida:- wasiiro, kuxigerno, maareeyayaasha, gudomiyaha gobolka nogob, gudomiye kuxigeenka gobolka shabelle, sidokale gobolka erar.

‎F.G. waxan usheegaynaa madaxwayne mustafe in aan raadinayno xuquuqdii Aan kulahayn deegaanka iyadoo aan in badan iska aamusnayn xukuumadana aan kasugaynay hadana waxa gaas kusii bilbishay deegaamayntii oo noqotay sidii h**e oo kale aana laga qayb galinin guud ahaan beesha sida beelaha kale ee deegaanka soomaalida wada d

01/08/2025

Deg-Deg.

Baaq ay soo saareen aqoonyahanka iyo dhalinyarada belwaynta ree amadin ayaa soo saaray inay manta laga bilabo ayna ka sugaynin wax maamul aha mamulka ina cagjar.

Beelwaynta Ree-Amaadin oo Gobol gaar ah, Maamulmagaalooyin & Degmooyin ku dhawaaqday si iskood ah. Magacyadooda iyo goobahooda dib ayaan ka soo sheegaynaa insha Allah.

Beesha Ree-Amaadin ayaa si madax-bannaan ugu dhawaaqday aasaaska gobol gaar ah, maamulmagaalooyin iyo degmooyin hoos yimaada, iyadoo ujeedadu tahay xoojinta midnimada, nabadda iyo horumarka deegaanka. Qorshahan cusub waxa uu beesha siin doonaa maamul hufan iyo adeegyo wax ku ool ah.

Magacyada gobollada, maamulmagaalooyinka iyo degmooyinka la ansixiyay iyo goobahooda saxda ah ayaan faahfaahin buuxda idiin soo bandhigi doonaa.

Guusheenu waa wadajirkeena tolkeeyoow 🤝 💪

Hablihi heer amadin wali way mudaharaad san yihiin ilaa intaan ka helayno waxeena joojin mayn hawshan ⚔️👋
31/07/2025

Hablihi heer amadin wali way mudaharaad san yihiin ilaa intaan ka helayno waxeena joojin mayn hawshan ⚔️👋

Address

Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xusein sh Abdirahman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category