04/11/2025
waxaan gabi ahaanba sidii uu qorshuhu ahaa ee xafiiska caafimaadka DDS iyo xisbigeena barwaaqo sifiican noogu hirgalay dhamaan wacyigalintii aan dhaadhicinay ee
ku saabsanayd adkaynta Adeeg Bixinta iyo ku xidhnaanshaha goobaha caafimaadka Degmada Qabridahare ee gobolka Qoraxay
Tasoo meel fiican noo maraysa wakhti xaadirkan
sida
1) wacyigalinta hawlaha cfmka
2) Kala korinta caruurta (family planning)
3) Qaadashada Talaalka hooyada iyo dhalaanka
4) wacyigalinta caymiska cfmdka
dhamaanba inaan hawlahaas kor ku xusan ay meel fiican Noo marayaan