Hido iy Dhaqan baa Hal-Abuur dhala

Hido iy Dhaqan baa Hal-Abuur dhala Murti Ruuxan lahay Hal-Abuur mayeesho

16/12/2024

Alxamdu lilaahi Rabbil Caalamiin

26/10/2023

انالله وانااليه راجعون . كل نفس ذاءقةالموة.
Rabbi naxariista jano ha siiyo ader islaan hayir oo ku geeriyoday d/shaygoosh gordhayd

Allow ugargaar walaalahano falastin Aamiin
19/10/2023

Allow ugargaar walaalahano falastin Aamiin

Geesi geesi dhalay =>Nin aan xoolo baylah tirin =>Nin aan baxarka iyo umarin balayo=>Nin aan baqoolo dheer ugalin=>Nin a...
08/06/2023

Geesi geesi dhalay
=>Nin aan xoolo baylah tirin
=>Nin aan baxarka iyo umarin balayo
=>Nin aan baqoolo dheer ugalin
=>Nin aan gudcur dheer uguurin
=>Nin aan shilinta iyo ka gurin gofonaha
=>Nin aan halgankaa ugalin walee xoolo uma bataan.

Tixdii lexo jeclo
Abwaan isma dhibi

02/02/2023

=> Qalbi Aadame
Waa Maskiin!!!

02/02/2023

=>Qofna maankii
Ma saluugo!!!

02/02/2023

=> Nina maankii
Ma saluugo!!!

01/02/2023

Hindi yo dhaqankiisa ruuxan garanaynin
abuur ma keenoo ma yeeshoo
ma hana qaado.

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hido iy Dhaqan baa Hal-Abuur dhala posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hido iy Dhaqan baa Hal-Abuur dhala:

Share

Category