Hal abuur shacayb cabdilaahi

Hal abuur shacayb cabdilaahi Sifo

14/08/2023

Dareenkeeda ayaa duni iyo hanti igu filanโœ๏ธโค

Iska daayey cashaqHa icandhoonCashaq jacayl kaba๐Ÿค”Jacaylka waxaan ka xidhay buuga aan marnaba go ayn๐Ÿค
13/08/2023

Iska daayey cashaq
Ha icandhoon
Cashaq jacayl kaba๐Ÿค”
Jacaylka waxaan ka xidhay
buuga aan marnaba go ayn๐Ÿค

Waxaan u baahanahay Inaan 4 shay๐Ÿ‘Žโœ๏ธโค
13/08/2023

Waxaan u baahanahay
Inaan 4 shay๐Ÿ‘Žโœ๏ธโค

> Ruxan xushay waa xariir > qalbiga xarun ban ka siiyey> xiskaygu wuxuu tabaa> weedhiyo eraydeeda suuban > xusuus taadan...
12/08/2023

> Ruxan xushay waa xariir
> qalbiga xarun ban ka siiyey
> xiskaygu wuxuu tabaa
> weedhiyo eraydeeda suuban
> xusuus taadan la noolahay
> xuman ani iima quudho
> xariir weeyaan ud goon badanee
> dhamaan xididada wadnaha
> dhamaan sidayasha dhiiga
> waxaan ku xar dhay quluubta
> xarafka ใ€Šfใ€‹ magceeda bilan
> waxan xayirad ka saaray
> dhamaan xasidkiyo nacaybka
> xumiyo uma quudho xaasid
> xubigu wuu siyaada
> xageegana k**a ahaado
> waxay ithy aduun

Maanzadii waxay ithy aduun

โ— misa jawhar luulkiyo โ—  dheeman dahab la zoo jaray โ— jeenigaaga i dhiibโ— jannadii aduunkiyo โ— beeraha  jacaylka ahโ—  f...
11/08/2023

โ— misa jawhar luulkiyo
โ— dheeman dahab la zoo jaray
โ— jeenigaaga i dhiib
โ— jannadii aduunkiyo
โ— beeraha jacaylka ah
โ— farxad igula zoo joog
โ— markay ku arkaan indhuhu
โ— Eegmadaada k**a weeciyaane
โ— Afkuna erayada kalgacalka
โ— waxaan ahayn k**a ortee
โ— oraahdaaday dhaguhu
โ— u xiisaan had iyo jeere
โ— intaad iga maqan tuhuu qalbigu ilimaynayaa
maanzadii jacaylkaโคโคโคโค๐Ÿค”

~markaad idaysay ~ dayaxaan cidladii la doontay ~  bal inuu idareemo haatan~ wuxuu igu yidhi dabadeeto~ Adaa doontaye da...
11/08/2023

~markaad idaysay
~ dayaxaan cidladii la doontay
~ bal inuu idareemo haatan
~ wuxuu igu yidhi dabadeeto
~ Adaa doontaye dabaalo
~ indoor markaan la joogay
~ shibir dulayaa dabayshu
~ ilaahay dartii agtayda
~ usoo dudayoon u yeedhay
~ Dabadaan ugaagalay calaacal
~ Diihaal jamashiyo warkayga
~ waxaan la daciifayoo dhan
~ daqiiqado markuu dhagaystay
~ isdiidooyin kaan usheegay
~ wuxuu igula dardaarmay
~ inaan dulqaato caashaqa
Maazadu zawirkay fasiraysaa
Malahayga ๐Ÿค”

11/08/2023
10/08/2023

โ—ifka edab ku joog
โ—Ehlul khayr la sii jaar
โ—adigoo ka Amusay
โ—Aduunyadan ku sii waar
โ— abidkaaba nolow
โ—‹ileen Aadami baadtoohoo
โ—‹Ayaadmad eegtoo
โ—‹ ifka laguma waaree
โ—‹ Taariikh udgoon badan
โ—‹ Aadanow bal sii reeb
Maanzadii Aduunyooy wax ireeb๐Ÿค”๐Ÿค”๐Ÿค”

17/10/2022

๐‘ด๐’‚๐’‚๐’๐’›๐’‚๐’…๐’Š๐’Š ๐’Ž๐’‚๐’“๐’˜๐’

_๐ฆ๐š๐ซ๐ฐ๐จ๐จ๐ฒ๐ž ๐ฑ๐ข๐ฅ๐š๐ก๐š๐š๐ ๐š ๐๐ก๐š๐ฐ๐ซ๐จ
_๐ก๐š ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐›๐ฌ๐š๐ง๐ข๐ง๐ฑ๐š๐ฃ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š
_ ๐ฑ๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐š ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐๐ข๐ง ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ค๐š
โœฆ ๐ฑ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐š ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ง ๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐จ
< ๐ก๐š๐ง๐จ๐ช๐จ๐ง ๐ฑ๐š๐›๐ณ๐ข ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐š๐ซ๐จ
~ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ช๐๐ข๐ข ๐ก๐š ๐ค๐š ๐๐ก๐ข๐ ๐ข๐ง ๐ก๐š๐ง๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐šโ™ฅ๏ธโ™ฅ๏ธโ™ฅ๏ธโ™ฅ๏ธโ™ฅ๏ธ

27/09/2022

Macalinkaagii
Kuugu
Wanaagsan
Waa qalinkii kugu
Dambeeyey

Address

0636203881
Jijiga

Telephone

+252636203881

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hal abuur shacayb cabdilaahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category