In and out Broadcast-IOB.

In and out Broadcast-IOB. Kusoo dhawoow gamco furan war sax oo xaqiiqa ah iyo xikmado muhima

25 sano ka dib Pro.Sir Saleebaan Axmed Guuleed oo wareejinaya xilka gudoomiyaha Jaamacada Camuud. Professor Saleebaan Ax...
19/08/2022

25 sano ka dib Pro.Sir Saleebaan Axmed Guuleed oo wareejinaya xilka gudoomiyaha Jaamacada Camuud.

Professor Saleebaan Axmed Guuleed, oo ka mida aqoon yahannada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan, wuxu ku dhashay degmada Jaarre oo ka tirsan deegaanka Somalida Ethiopia 1942 kii.

Wuxu waxbarashadiisii Quraanka ku dhigtay isla Jaarre dugsiga hoosena wuxu ku qaatay degmada Awbarre. Dugsiga dhexe markuu gaadhay wuxu usoo baqoolay magalada Borama isagoo Camuud oo dugsi dhexe iyo sareba lahayd ku qaatay balse qaybtii dambe ee dugsiga sare wuxu ku qaatay degmada Sheekh.

Sanadkii 1964 wuxu waxbarasho jaamacadeed u tagay dalka Maraykanka wuxuna shahaadada Digreega ka qaatay jamacadda Emporia State University. Waxbarashada takhasuska ama daraasaadka sarena wuxu ku qaatay dalka Ingiriiska gaar ahaanna jaamacadda London University.

Intaa ka dib wuxu Prof. Saleebaan noqday hormuudka kuliyadii caanka ahayd ee Lafoole sidoo kale wuxu soo noqday agaasimaha waaxda dugsiyada sare ee wasaaradda Waxbarashada Somaliya.

Ka dib burburkii dalka ee 1991 wuxu tagay Addis Ababa xagaas oo uu ku lug lahaa barnaamijyo horumarineed oo deegaanka Somalida loogu tala galay.

Sanadkii 1996 ayuu kusoo noqday magalada Borama isagoo aqoonyahanno kalena waxay aasaaseen Jaamacadda Camuud oo noqotay tii ugu horraysay ee nooceeda ah ee laga hirgaliyo waddanka oo dhan ka dib dagaaladii sokeeye.

Wuxu soo saaray kumanaan aqoonyahanno dhalinyar Soomaaliyeed ah oo kasoo kala jeeda dhamaan shanta Soomaaliyeed isagoo gudomiye ka ahaa Jaamacadda min maalintii la aasaasay 25 sano ka hor ilaa maanta oo Jimce ah 19 bisha Ogos.

Barri ayaa la filayaa inuu wareejiyo xilkii uu hayay muddada rubuc qarniga ahayd. Eebbe haka abaalmariyo shaqadii wanagsanayd ee uu ummadda u qabtay.

Waxa qoray oo xuquuqda qoraalka
Iska leh Xamse Yasin

- Hadaad murugo dareento akhri QUR'AANKA khaasatan suratu yuusuf..
07/08/2022

- Hadaad murugo dareento akhri QUR'AANKA khaasatan suratu yuusuf..

02/08/2022

Deg ,Deg wararka qaar ayaa sheegaya in mukhtar roobow loo magacabayo wasiir

02/08/2022

Kaman dowsta Danab

01/08/2022

Boorame

DUmarka waa awooda kaliya ee kadanbeysaGuusha Raga  gabdhuhu waa kuwa kafikira Hormarka wallked kan abahed iyo kan ninke...
01/08/2022

DUmarka waa awooda kaliya ee kadanbeysa
Guusha Raga gabdhuhu waa kuwa kafikira

Hormarka wallked kan abahed iyo kan ninkeda
Kan ubadkeeda duruf walbana udalqato

Hadda Aragto Nin Jacell Inuu Dumarka Dhibateeyo ama xumeyo Ogow

In ninka uu ka Mid Yahay Kuwa Qalbiga Ka Jiran,oo uu ahayn Qof Qalbigiisa Caafimad Qabo

dhibto niyad jab iyo hadal xun uma quuro dumarka nin cafimad qabo ogna in ay heerkas mnta uu taganyahay ay garsiyeen hoyadii walshii iyo xaaskiisa oo intaba dumar ah

"Waa talooyin aad kuu anfici doona runtii qofkii fahma waxbadan bay ka caawinayaan, ✅Haku kalsoonaan xasuustaada, ku qor...
31/07/2022

"Waa talooyin aad kuu anfici doona runtii qofkii fahma waxbadan bay ka caawinayaan,

✅Haku kalsoonaan xasuustaada, ku qoro wax waliba buug ama warqad.

✅Qofna hasiinin lacagtiisa inta uusan shaqaduu kuu haayay dhameystirin.

✅Si fiican u xulo xaaskaaga waayo ayada ayaa 90% mas'uul ka noqon doonto farxaddaada ama murugadaada.

✅Haku daahin hurdadaada haddaa daneeyneeyso maalinkaaga.

✅Haka tagin shaqadaada inta aadan soo helin badalkeeda.

✅Ha u ogolaan moobilka in uu kaa qaato noloshaada dhabta ah iyo inuu kaa mashquuliyo waqtiyada quruxda badan ee kusoo mara.

✅Ku dhiira geli caruurtaada in ay shaqeeyaan waqtiyada ay firaaqada yihiin marka ay gaaraan 16 sano si ay iyagoo yaryar heer u gaaraan.

✅Ha rumeysan hadal walboo maqasho, ha bixin wax walboo haysato, hana hurdin intaa u baahantahay in ka badan.... .xis

Hadii aad kafaa iiday fadlanshare dheh mahadsid

31/07/2022

WAR DEG DEGA.

Warbaahinta madaxa banaan ee Ethio-Media oo la xidhiidhay hoggaaminta amniga ee Itoobiya ayaa sheegtay in duqaymo saddex cisho socday oo lagu beegsanayay Alshabaab lagu dilay 15 kamid ah madaxda Alshabaab.[Madax ciiddan]

Waxay kaloy sheegen in xubnahan la dilay ay ku jiraan Inginer Maraykanka ah iyo waliba shaqsi kale oo haysta dhalashada Sudan.

Dagaalkii sagaalka berri socday ayaa Alshabaab laga dilay 970 kamid ah ciiddankooda,waxayna iskugu jiraan kuwo duqaymo lala beegsaday iyo kuwa kale oo ay ka tallaabo qadeen ciiddamada Liyuugu,sidda ay xuseen xogta ciiddamada laga helay.

W-Q: in and out Broadcast -IOB

31/07/2022

Madaxweynaha turkiga rajib Tayib ordogan ayaa ku guulaystay bilada aduunka

Nobel peace prise in the world🇹🇷

31/07/2022

Well come in and out Broadcast-IOB

Address

0952748451
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when In and out Broadcast-IOB. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category