Waano waayeel

Waano waayeel activities

04/10/2025

Waa maxay sababta xubnihii ururkii Itixaad ay u beddeleen hoggaamin dhaqan, isla markaana ugu milmeen dowladda deegaanka iyo dowladda Itoobiya?

12/09/2025
Amin is worthy of being president of Jigjiga University.
11/09/2025

Amin is worthy of being president of Jigjiga University.

Sorry to hear this sad news.
18/08/2025

Sorry to hear this sad news.

😭 Waxaa isoo gaadhay war murugo badan oo ku saabsan walaalkeen Aar Banaan Dagey, oo si xun u qalbi-jabsan, kadib markii gabadhiisii yarayd oo xanuunsan ay jiifto isbitaalka iyadoo Oxygen ku xidhantahay, loona diiday inuu booqasho ugu tago ilmihiisa xanuusan.

Arrintani waa xaalad naxdin iyo murugo leh, isla markaana ka hor imanaysa qiyamka bini’aadantinimada iyo dareenka waalidnimo. Carruurta xanuunsan waxay u baahan yihiin taageerada iyo ducooyinka waalidkood, waxaana xaqiiqo ah in aragtida aabbuhu ay xoojin karto niyadda iyo rajada gabadha yar.

Sidaas awgeed, waxaan si kal iyo laab ah ugu baaqeynaa in walaalkeen Aar Banaan Dagey loo fasaxo inuu booqdo gabadhiisa yar ee jiifta isbitaalka, si uu ugu noqdo gargaar nafsi iyo mid bini’aadantinimo isagana uu qalbigu ugu qaboobo.

Walaale alaha kaa soo daayo xabsiga, gabadha yarna alaha inoo caafiyo walaal qaaliyaad tahee. 😭

WQ: Mohamed Omer

17/08/2025

Cid aan halis ubadheedhin way adagtahay in ay guulaysato.

16/08/2025

Nin leefleef iyo Jaajuus nimo lagu soo kariyay. Hadana kusii nool Halganka ONLF wuu caqabadayn karaa lkn waxba k**a badli karro.

15/08/2025

Asc.
Waxaan salaamayaa dhammaan waxgaradka iyo dhalinyarada reer Amaadin.
Waxaan ku dhiirrigelinayaa in aan la joojin halganka iyo dadaalka socda, ilaa inta laga gaadhayo yoolka la higsanayo. Horumarka iyo himilada bulshada kuma yimaado hurdo iyo hadal aan ficil lahayn, balse waxay ku timaaddaa adkaysi, midnimo, iyo dadaal joogto ah.

Waad mahadsan tihiin.

25/07/2025

Haddii lagu diido, ma doontaa in la eeddo?
Reer Amaadin waa dad aan lahayn hadaf siyaasadeed oo u taagan dantooda. Iyagaa dayacay maslaxadooda, markaa Mustafe wuu saxan yahay haddii uu sidan ula dhaqmo.

Address

Jigjiga
Jijiga
2222

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waano waayeel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category