Asal Peanut Butter

Asal Peanut Butter Asal Peanut Butter waa warshadii ugu h**eysay DDS ee soo saarta lawska shiidan.

22/05/2026

Check out Asal Peanut Butter’s video.

Asc, dhamaan macaamiisha Asal Peanut Butter waxa aanu ogaysiinaynaa in lawska shiidan ay kasoo dalban karaan lambarada 0...
20/05/2026

Asc, dhamaan macaamiisha Asal Peanut Butter waxa aanu ogaysiinaynaa in lawska shiidan ay kasoo dalban karaan lambarada 0953393333 iyo 0966605555.

13/04/2026

Fursado Shaqo oo Banaan
Booska: Iib iyo Suuqgayn
Goobta: Wajaale
Tirada: 2
Asal Peanut Butter waxay doon doonaysaa 2 ruux oo iibka iyo suuq gaynta ah oo kala ah 1 wiil iyo 1 gabdhood oo shaqo geli doona Wajaale.
Shuruudaha:
 Waa inay leeyihiin faseexo hadal
 Waa inay ku hadlaan Somali iyo Amharig
 Waa in wiilka uu haystaa liisanka gaadhiga/bajaajta oo ay yihiin dirawalo
 Way wanaagsan tahay hadii ay h**e usoo ugu shaqeeyeen mihnada.
Arjiyada shaqo haloosoo diro lambarka whatsapp-ka 09 53 39 33 33 ugu danbayn 20-ka bisha 4, 2026. Fiiro gaar ah: Boosta aad u tartamayso kusoo dul qor iyo goobta uu yahay.

13/04/2026

Fursado Shaqo oo Banaan
Booska: Iib iyo Suuqgayn
Goobta: Jigjiga
Tirada: 2
Asal Peanut Butter waxay doon doonaysaa 2 ruux oo iibka iyo suuq gaynta ah oo kala ah 1 wiil iyo 1 gabdhood oo shaqo geli doona jigjiga.
Shuruudaha:
 Waa inay leeyihiin faseexo hadal
 Waa inay ku hadlaan Somali iyo Amharig
 Waa in wiilka uu haystaa liisanka gaadhiga/bajaajta oo ay yihiin dirawalo
 Way wanaagsan tahay hadii ay h**e usoo ugu shaqeeyeen mihnada.
Arjiyada shaqo haloosoo diro lambarka whatsapp-ka 09 53 39 33 33 ugu danbayn 20-ka bisha 4, 2026. Fiiro gaar ah: Boosta aad u tartamayso kusoo dul qor iyo goobta uu yahay.

13/04/2026

Fursado Shaqo oo Banaan
Boosta: Farsamo Yaqaan Mishiino
Goobta: Jigjiga
Tirada: 3
Asal Peanut Butter waxay doon doonaysaa 3 ruux oo dhalinyaro ah oo ka shaqeeya qaybteeda wax soo saarka.
Shuruudaha:
 Kasoo baxay dugsiga farsamada gacanta oo haysta shahaadada farsamada gacanta
Ama leh khibrad h**e oo kusoo shaqayn mishiino ama gaadiid
 Ku wanaagsan farsamada gacanta
 Diyaar u ah in lagu tobobaro mishiinada

Arjiyada shaqo haloosoo diro lambarka whatsapp-ka 09 53 39 33 33 ugu danbayn 20-ka bisha 4, 2026. Boosta aad u tartamayso kusoo dul qor iyo goobta uu yahay.

Dhamaan inta boosaska shaqooyinka ee Jigjiga waxaa wanaagsan inay degan yihiin Manahariyaa iyo meelaha u dhaw ee ay si fudud shaqada uga soo gaadhi karaan.

18/02/2025
14/02/2025
Lawska shiidan ee Asal Peanut Butter waa la isku raacay.
13/02/2025

Lawska shiidan ee Asal Peanut Butter waa la isku raacay.

1kg lawska shiidan ee Asal ee leh sonkorta.
01/02/2025

1kg lawska shiidan ee Asal ee leh sonkorta.

Asal wax walba ASAL ayuu ka dhigaa!
19/01/2025

Asal wax walba ASAL ayuu ka dhigaa!

Lawska shiidan ee Asal ku darso loxooxda, roodhida, shaaha, sharaabka, mulawaxa, mushaalida, boorashka, ama sidiisaba u ...
17/01/2025

Lawska shiidan ee Asal ku darso loxooxda, roodhida, shaaha, sharaabka, mulawaxa, mushaalida, boorashka, ama sidiisaba u cun. Asal wax walba ASAL ayuu ka dhigaa!!!

Address

Jigjiga
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asal Peanut Butter posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category